Wednesday, January 13, 2016

Layaab:mopilkii ugu horeyay oo saabuun iyo Biyo laga dhaqayo oo la soo saaray



Maalinba maalinta ka danbeysa Tichnology-da caalamka wey sii hormareysa waayo waxa soo baxayo waxyaalo cusub, manta waxaan halkaan idin kugu haya arin aad la fajaci doontit oo ah in mopilkaada gacanta aad ku dhaqdo saabuun iyo biyo.

Shirkada Laga leyahay Dalka Japan oo lagu magacaabo “KYOCERA” oo soo saartay mopilkaan aan wax ka dhiben sabuunta iyo biyaha  waxaana  lagu magacaba “DIGNO RAFRE”
Waxaana mopilkaan la filaya in lagu iibiyo qiimo aad u sareyo oo gaaraya $400-500-oo dollar-ka mareekanka ah.


Waxa ay arintaan dadbadan oo ka caban jiray in uu mopilka biyo uga dhacay ayaa ka faa’iidesan dona waxaana laga yaba in ay so baxaan waxyaalo kaa yabiya.

0 comments:

Post a Comment