Monday, January 30, 2017

Sidee lo xaliya marka uu playstore-ka ku dhaho This Item is not available in your Country soo jeediye Eng Crisaaq maxamed Rashiid


kulanti wanaagsan aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Information Tichnlogy-ga maanta waxaan halkaan idiin kugu Faa'iiden doona Cilad runtii ah mid badanaa kuso wajihi karta  hadaba maxey tahay.


This Item is not available in your Country 

Google Playstore-ka oo ah Suuqa Applicationada Mopilka laga helo aya ka mamnuucay in ay helaan Softwarada qaar dadka ku nool dunida sadaxaad  Tusaale Afrikanta  iyo wadamada kale qaar.
Wadama ay ka mamnuucen in Applicationada qaar laga so dajisto waxa kamid ah Dalkeena Hooyo ee Soomalia.

Hadaba si aan uso dajisano Applicationkii aan rabno ha ahaado Buug ama Game waxa aan adeegsan doona Software-ka lagu magacabo Hola Vpn Prox.


Applicationkan waxa uu inoo saamaxa in aan so dagsano waxaan doono waxa uuna ka dhiga qof joogo Wadan kale sidoo kale waxa lo adeegsada Websityada la mamnuucay yacnii wadanka aad joogtit laga mamnuucay.

Soo jeediye Eng Cabdirisaaq maxamed Rashiid
Wixii suaal ah iigu so dir:alaqsaa1996@gmail.com
Daawo Cashirka: