Friday, March 17, 2017

Sidee Tuug iskaga ilaalin karta una ogaan karta xiliga uu Mobilkaaga qaadanayo Daawo Cashirkan+Video


Asc kulanti wanaagsan aqyarey kuso dhawada Hooyga Barashada Computerka Maanta waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin doona Cashir aad u xiisa badan kaasi oo ku saabsan sida aad uga hortagi laheed Qataraha Tuuga.

Hadaba Applicationka qabanayo shaqadaas waxa la dhaha:

Anti Theft Alarm
Natiijada sawirka Anti Theft Alarm 
Wixii Su'aal ah inoogu so dir:
Email:alaqsaa1996@gmail.com
 
Daawo Cashirka si aad u ogaato Faa'iidada Barnaamjkan

 

Tuesday, March 14, 2017

Cashirkii 4-aad ee Barashada Barnaamijka Affter Effect Soo jeediye Eng Jaamac


Aqiyarey kulanti wanaagsan kuso dhawaada Cashiradii Taxanaha ino aha ee aan ku baraneynay Barnaamijka Caanka ah ee Video Editin-ka lagu sameyo kaasi oo lagu magacabo After Effect.

Soo jeediye Eng Jaamac

Wixii Suaal ama Fikir ah nogu so Dir:
Email:alaqsaa1996@gmail.com

Daawasho wacan Cashirkii 4-aad



Cashirkii 3-aad ee Barashada Barnaamijka Affter Effect Soo jeediye Eng Jaamac


Aqiyarey kulanti wanaagsan kuso dhawaada Cashiradii Taxanaha ino aha ee aan ku baraneynay Barnaamijka Caanka ah ee Video Editin-ka lagu sameyo kaasi oo lagu magacabo After Effect.
Soo jeediye Eng Jaamac
Wixii Suaal ama Fikir ah nogu so Dir:
Email:alaqsaa1996@gmail.com

Daawasho wacan Cashirkii 4-aad

  



Sunday, March 5, 2017

CASHIRKA 2-AAD AFTER EFECTCS TITLE ANIMATION Soo jeediye Eng Jamac


Kulanti waaagsan aqiyaarey kuna so dhawaada Cashirkii 2-aad ee kamid-ka aha Koorsooyinkii ku saabsana Barnaamijka After Effect manta cashirkaan waxan ku eegi doona TITLE ANIMATION .

Soo jeediye:Eng Jaamac
Wxii suaal amaFikir noogu so dir:alaqsa1996@gmail.com


Daawasho wacan Cashirkii 2-aad

BARASHDA BARNAAMJKA CAAKA AH AFTER EFECTCS CASHIRKA 1AAD SOO JEEDIYE ENG JAAMAC


Asc kulanti wanaagsan aqiyaarta aan jeclnahay maaanta waxaan halkan idiin kugu bilaabi doona hadaan nahay bahda IfiyahaCilmiga Koorsooyin ku saabsan Multimedia-ha waxaan Cashirkaan uu hor dhac u yahy Cashiro dhoor ah oo aan ka diyaarinay Barnaamijka Caanka ah ee After Effect.

Waxa Cashiradan inoo soo Gudbin doona Eng Jaamac kaasi oo ka mid ah macllimiinta Qeybta ka ah Ifiyahaciliga.

Wixii Suaal ah ama fikrad ah kuso dir: alaqsaa1996@gmail.com 

Daawasho wacan Cashirkii 1-aad: