Sunday, March 5, 2017

BARASHDA BARNAAMJKA CAAKA AH AFTER EFECTCS CASHIRKA 1AAD SOO JEEDIYE ENG JAAMAC


Asc kulanti wanaagsan aqiyaarta aan jeclnahay maaanta waxaan halkan idiin kugu bilaabi doona hadaan nahay bahda IfiyahaCilmiga Koorsooyin ku saabsan Multimedia-ha waxaan Cashirkaan uu hor dhac u yahy Cashiro dhoor ah oo aan ka diyaarinay Barnaamijka Caanka ah ee After Effect.

Waxa Cashiradan inoo soo Gudbin doona Eng Jaamac kaasi oo ka mid ah macllimiinta Qeybta ka ah Ifiyahaciliga.

Wixii Suaal ah ama fikrad ah kuso dir: alaqsaa1996@gmail.com 

Daawasho wacan Cashirkii 1-aad:

0 comments:

Post a Comment