Wednesday, February 7, 2018

Baro Sadax Qaab oo aad Mopile-kada Sumsung-ka Rest ama Format ugu Sameyn kartit (Sawiro+Qoraal)


Asc aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka Maanta Haduu Eebe Subxanuhu Watacaala Idmo Waxaan idiin la wadaagi doona Cashir Ku saabsan Sida Mobilekada Sumusng Lo Format Gareyo.

Aqriste Intaadan Rest u dirin Mobile-kaada Fadlan ka Taxadar oo Xogtaada Xafido Maadama aad rabto in aad Mobile Dhaqdo ama Format-gareyso.


 Hadaba Muxuu Rest Yahay aan isla fahano:

Rest waxaa laga wada in Mobile-kaada aad Format-gareyso Yacnii aad Tirtirto Dhamaan Xogtii ku jirtay Mobile-kaada wuxuu ka dhigaa sida uu aha Markuu Cusba Waxaana bad baadayo oo kaliya Mobile-ka wixii lagu keenay markuu cusba.

Hadaba Markaad ila fahantay Rest  waxa uu yahay Waxaan guda Galeyna Qaabka Rest lo Sameyo ama Lo Format Gareyo Mobile-ka .

Maxa keena in Mobile-ka aad Format gareysid ama Rest aad u dirto:

Waxa keeni kara in aad Format gareyso Mobile-ka Maxa yeelay waxaad ku arki karta Culees.
Sidoo kale waxa ku arki karta Verus iyo in wax yaabaha qaar uu ka diido marka ciladaas ayuu ka xalina iyo wax yaabo kale oo inta lagu so koobi Karin.

Mobile-ka Sumsung waxa Rest ugu sameyn karta Dhoor Qaab oo kala duwan Lkn manta Waxaan idin Tusi doona 3 Qaab oo aad mari karto Midkii aad jaceshahay.


Qaabka 1-aad Waa adoo adeegsanayo Settings  (Method 1: Hard reset using "Settings" app):

Step 1: Ku dhufo Ama Dooro Settings(1.Go to Settings. )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 1

Step 2: Dooro Backup and Rest Settings(2.Select Privacy (Backup & Reset).  )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 2


Step 3: Dooro Meesha ay ku qoran tahay Factory Data Reset  (3.Choose Factory Data Reset. )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 3


Step 4: Dooro Meesha ay ku qoran tahay  Reset Phone or Reset tablet.  (4.Choose Reset Phone (or Reset tablet).  )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 4



Step 5: Dooro Erase everything  Fadlan intaadan ku dhufan iska Hubi maxa yeelay wuxuu tira wax walba oo Mobile-ka ku jiro wuxuuna ka dhiga sida uu aha markii La so gadayay. (5.Select Erase everything.  )


Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 5



Step 6: Wax yar Sug inta uu Ka dhameynayo Mobile-ka Rest-ka  (6.Wait until reset finished)

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 6

Qaabkaas aya lo Format gareya Mobile-ka Markuu dhameyo Saxo Luqada Sidoo kale Gali Gmail-kada kadib Finish.

Halkaan waxa ku eg Qaabka 1-aad ee aha Adoo Setting adeegsanayo



Qaabka 2-aad Waa adoo adeegsanayo Code Ama Numberk ay shirkada ugu Talagashay in lagu Format gareyo  (Method 2: Hard reset using code):


Step 1: Dooro Ama ku dhufo Qeybta Call  ee la yiraah Phone(1.Go to Phone. )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 7

Fadlan inta aadan  numberkan hoose Gelin iska hubi Maxa yeelay wuxuu Bilaaba Rest-ka marka Xogtada Maku xafidan tahay iska hubi.

Step 2: Geli ama qor  *2767*3855#   (2.Enter *2767*3855#.  )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 8


Step 3: Sug ilaa uu ka dhameynayo Rest-ka  (3.Wait for reset to complete.  )


Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 9



Qaabkaas aya lo Format gareya Mobile-ka Markuu dhameyo Saxo Luqada Sidoo kale Gali Gmail-kada kadib Finish.

Halkaan waxa ku eg Qaabka 2-aad ee aha Adoo Gelinayo Code ama Number ay Shirkada ugu Talagashay adeegsanayo.



Qaabka 3aad Waa adoo adeegsanayo Android System Recovery or ClockworkMod Recovery(Method 3: Hard reset using Android System Recovery or ClockworkMod Recovery):

Markii Qaabkan la sameynayo Mobile-ka waa la damiya Qaabkan wuxuu ka caawina Mararka qaar Mobile-ka Adeeg ayuu noqona Ama Markuu Verus isla dadaminayo aya la adeegsada.



Step 1: Marka Hore Mobile-ka Dami (1.Power off your device. )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 10


Step 2: Hal mar isla qabo Meesha Mobil-ka laga damiyo marna laga daaro iyo Mesha Codka laga Gaabiyo ee Hoose iyo Meesha dhexe Eeg Sawirka hoose (Hold Power+Vol down+Home. (On Screen button devices is Power+Vol down). )

Aqristoow Ogoow Mobile-da Sumsung wey kala duwan yihiin Qaar aya ah Power+Vol down+Home qaarna Waa Power+Vol Up+Home

Yacnii Farqiga ma fahantay  Farqiga waxa waaye Mobile-da qaar waxa la adeegsana ama la isla qabana hal mar Meesha Mobil-ka laga damiyo marna laga daaro iyo Mesha Codka laga Gaabiyo ee Hoose iyo Meesha dhexe   sida kan Sawirka hoose oo kale.

Halka qaarna la isla qabanayo hal mar  Meesha Mobil-ka laga damiyo marna laga daaro iyo Mesha Codka laga Gaabiyo ee Hoose iyo Meesha dhexe


Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 11


Step 3: Dooro Meesha ay ku qoron tahay  Wipe Data/Factory Reset. (3.Choose Wipe Data/Factory Reset. )

Fiiro Gaar ah

Ogoow markaad rabto inaad kor aado  adeegso Meesha laga dheereyo codka Mobile-ka ee Kore.

Markaad rabto  inaad Hoos aado  adeegso Meesha laga Gaabiyo codka Mobile-ka ee Hoose.

Markaad rabto  inaad Ok dhahdo ama ku dhufto rabtit  Adeegso Meesha Mobile-ka laga damiyo .



Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 12


Step 4: Dooro Meesha ay ku qoron tahay  Yes, Delete All User Data . (4.Choose Yes, Delete All User Data.  )
Fiiro Gaar ah

Ogoow markaad rabto inaad kor aado  adeegso Meesha laga dheereyo codka Mobile-ka ee Kore.

Markaad rabto  inaad Hoos aado  adeegso Meesha laga Gaabiyo codka Mobile-ka ee Hoose.

Markaad rabto  inaad Ok dhahdo ama ku dhufto rabtit  Adeegso Meesha Mobile-ka laga damiyo .

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 13


Fadlan inta aadan  Ok dhehin  iska hubi  Maxa yeelay wuxuu Bilaaba Rest-ka marka Xogtada Maku xafidan tahay iska hubi.

Step 5: Sug xoga ilaa uu ka dhameynayo Rest-ka wax yar. (4.Wait for date wipe to accomplish.  )

Image titled Reset the Samsung Galaxy Phones and Tablets Step 14



Qaabkaas aya lo Format gareya Mobile-ka Markuu dhameyo Saxo Luqada Sidoo kale Gali Gmail-kada kadib Finish.


Ogoow Xuquuqda Sawirada Waxa leh Websit-ka La yiraah

https://www.wikihow.com

Xuquuqda Qoraalka waxa leh www.ifiyahacilmiga.blogspot.com Waad isticmaali karta  waxana u adeegsan karta Hab waxbarasho.

Qore: Eng C/risaaq Mrashiid Axmed .

Email:Alaqsaa1996@gmail.com

0 comments:

Post a Comment