Friday, January 26, 2018

Fursad Muhiim ah : Halkan Ka Dagso Kitaabka Qur'aanka Kariimka oo Lagu Tarjumay AfSomali Xuquuqda Kitaabka waxa leh www.waajibad.wordpress.com


Asc aqiyarey Meel walba oo aad joogtan waxaan idiin leeyahay Jimco Wanaagsan manta Waxaan idin la wadaagaya  Kitaabka Qur'aanka kariimka kaasi oo ku Tarjuman Afkeena Hooyo Ee Soomaliga ah .

Xuquuqda Kitaabkan Waxa iska leh   Websitka oo ah Midka aan kaso dajiyay  :

https://wajibad.wordpress.com/

Waan huba in aad wax badan ka faa'iidi doonto hadii Eebe Yiraah waxa uuna ku qoran yahay  Arabic iyo Somali .

Halkaan Hoose ka Dagso Kitaabka Qur'anka Kariimka oo ku Turjuman Afsomali

Halkan ku Dhufo si uu Kitaabka kugu so dago

Waxa idiin so Gudbiyay : C/risaaq Maxmed Rashiid
Emailkeega waa: Alaqsaa1996@gmail.com

Thursday, January 25, 2018

Daawo Tips Cusub: kaasi oo ino so jeedinayo Maclin Saciid xaga Afrax Xisaab Cajiib ah Natiijada kuusoo baxaysa ayaaba la sii ogyahay Hadaba sidee ku dhici karta.


Asc Aqiyaarey Meel walba oo aad joogtan waxaan idiin leeyahay Maalin Wanaagsan Maanta haduu eebe Idmo waxan jeclahay in aan idiin la wadaago Video Marna aan dhihi karaba waa Cashir kaasi oo ino so jeedinayo Maclin Saciid Xaga Afrax.

Fiira Gaar ah :

Xuquuqda Video waxa iska leh Saciid Xaga Afrax hadaan Nahay Bahda Ifiyahacilmiga waxan u isticmaalena  Waxbarasho iyo Madadaalo oo kaliya.

Cinwaanka Video waa :

Xisaab Cajiib ah Natiijada kuusoo baxaysa ayaaba la sii ogyahay ( Siciid Xagaa Afrax)

Daawasho Wacan:

















Waxa idiin so Gudbiyay  C/risaaq Maxamed Rashiid Axmed
Wixii Fariin iigu so dir Alaqsaa1996@gmail.com

Wednesday, January 24, 2018

Ma doonesa Kitaabo iyo Qormooyin ka hadlaya Diinta Islaamka oo ku Qoran Afkeena Hooyo Hadey Jawaabtu Haa Tahay Halkan ayaad ka heleysa -->>Warbixinta Websitkaas oo kooban


Asc Kulanti Wanaagsan Aqiyaarey Meel walba oo aad joogtan manta waxaan halkaan idiin kugu so gudbinaya Websit Somali ah kaasi oo aad ka heli kartit kutubo iyo Qormooyin ka hadlaya ama diirada Saaraya Diintena Suuban ee Islaamka .

Hadaba Magaciis Websit-kaan?

Magaca Websit-ka waxa La dhaha https://wajibad.wordpress.com/

Maxey Tahay sababta aad Noola Wadaageso  Macluumadka Websit-kaan Ma adiga Leh?

Sababta aan idiin la wadaagayo aya ah in aan jeclahay Wanaagiina iyo in aad wax badan ka Faaiidan Shabkada Ifiyahacilmiga Hadii ay ahaan Lahed Tichnlogy-ada ama hadii ay ahan lahed Culuumta Diinta .
Websitkaan Aniga daalacdo Waxana ka helay Qaabka Hufan ee Diinta islaamka u baraayo Dadka Soomaliyeed ee ku adag tahay Carabiga  Marka Sidaa Owgeed  ma lihi Xita ma aqaan qofka leh.

Websitkaan runtii Waxyaabaha laga heli karo waxa kamid ah hadii aan idiin so Koobo:

  1. Tafsiirka Qur'aanka Kariimka.
  2. Axadiista Nabigeena Muxamed (NNKH) Laga so Wariyay.
  3. Siirda Nabigeena Muxamed (NNKH).
  4. Tariikh Nololeed-ka Asxaabta Nabiga (NNKH).
  5. Kutub iskugu jirta Fiqi Axaadis iyo Muwaadic Kale  oo inta ka badan.

Hadaba Si aad u Booqato Websitkaa Isla markaana ishaada Ugu Aragto  Waxa ka jira Xogta aan ku siiyay Ku Dhufo Linkiga Hoose:

Ku Dhufo Halkan si aad u Booqato https://wajibad.wordpress.com/

Waxa Idiin So Diyaariyay: C/risaaq Maxamed Rashiid Axmed
Wixii Fariin iigu so dir: Alaqsaa1996@gmail.com

Tuesday, January 23, 2018

Halkan Ka daawo Dhamaan Cashirada Photoshop-ka ee Diyaarka ku ah Ifiyahacilmiga Waxa idin diyaariyay C/risaaq Maxamed Rashiid Axmed


Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya  Dhamaan Cashirada  Photoshopka ee Diyaarka ah.

Cashiradan waa kuwa  ka bilaabanayo  Bilow ayadoo la geynayo meel dhexdhexad ah Waxa ayna ka kooban yihiin ilaaa 7 Cashir  Waxaana ku dhigi doona Vertion-kii ugu danbeyay ee ah Cs6.

Si aad u Daawato Dhamaan Cashiradaas ama u Dagsato ku dhufo Halkaan hoose.

Halkan ka Daawo Dhaman Cashirada Photoshopka ee Diyaarka ah

Hadii aad dooneso inaad Aragto ama Daawato Cashirada kale aan Kugu diyaariyay Channelkeega Youtube-ka halka hoose ku dhufo.

Halkan ka Daawo Cashirada aan duubay ee ku jiro Youtubekeena

Waxa cashiradan idiin diyaariyay: C/risaaq Maxamed Rashiid Axmed
Wixii Suaal iigu so dir: Alaqsaa1996@gmail.com


Monday, January 22, 2018

Side lo joojiya Applications-ka uu Mobile-kaada uso Dajinayo sida Automatic-ah iyo sida looga joojiyo Whatssupp Waxyaabaha uu kaligii so dajinayo adoon u dirin -->>Qoraal+Sawiro Qore C/risaaq Maxamed Rashiid


Asc kulanti wanaagsan Aqiyaarey Maanta waxan halkan idiin kugu so bandhigaya dhoor qaab oo aad ku dhaqaalesan karto Datada Internetkada ama aad uga hor tagi karto iney Lacagta internetka ay Ciyoow ka dhamaato.

Hadaba  aan isla fahano marka hore maxa keeni kara in Lacagta Internetka ay ku dhamaato:

1-In aad ku Daawato Videos Ama uu si Automatic ah uso Dagan  Videos ama Applcations-ka
Tusaale  Whatsupp waxa uu so dajin kara si Automatic ah Videos laguu so diro Taasi oo keeni karta Lacagta Internetka oo Yaraata.

2-In aad So Dagsato Apps ama uu Mobilekada Si Automatic ah uso dajiyo  Applicationo ama uu Si Automatic ah Mobile-kada uu Update iskugu diro.

iyo Siyaabo kale oo inta lagu so koobi Karin balse inta aya kaaga filan xogtas.


Hadaba side uga hor tagi karaa:

1-Inaad yareeso ISticmaalka Videoska aad Daawaneso  Hadii aad ku daawan lahed Facebook ama Youtube Tani waa mid aad Aqiyaar u leedahay oo ogaanshahada aad ku sameyn karto.

2-Inaad iska xirto Apps-ka ama Applicationada sida Automatica Wax uso dajinayo sida Whatsupp iyo Google PlayStore iyo kuwa lamidka ah.

Sidee looga Xira Whatsupp inu wax si Automatic uso  dajiyo Raac Stepskan:

How to Stop WhatsApp from Downloading and Saving Photos, Videos Automatically on Android, iPhone

Step1 : so Fur Whatsupp-kada kadib eeg qeybta kore midig jirta waxaad Arkeysa Sadax Dhibcood oo taagan ku dhufo  Kadib waxaad kasii doorata Settings.

Step2: Waxa kuso baxayo Qeyb kale  waxaad kasii doorata Meesha ay ku qoran tahay Data Usage.


Step3: Markaad Data usage ku dhufato waxa kuso baxayo Daaqad kale  eeg  meel ay ku qoran tahay When Using Mobile Data  ku dhufo kadib waxaad Check ama Calamada ka qaadata ayaga oo dhan .

Sidoo kale waxa ku dhufata meel ay ku qoran tahay when Roaming ayadana calamadaha dhan ka qaad.

 

















Hadii aad istcmaaleso Wifa oo lacagta cunaayana waxaad doorane When Connected Wi-Fi kadib Ticta aya ka qaade oo waa baneene


Fadlan Raac Sawirada:



 

 
 
 
 
Sidee  Playstore looga joojiya Automatic Download:
 
Si aad uga joojisid Automatic Download Ama Applicatinada uu Kaligiisa so Dajinayo Ama u Update gareynayo Mar Steps hoos ku Xusan:
 
Step 1-:Fur Applicationka La yiraah PlayStore
 
Sawirka la xidhiidha
 
Step 2: Kadib Ku dhufo  Calaamada Sadaxda  ah ee is kor saran Taasi oo ku Taal Qeybta kore ee Playstore sida Sawirka Hoose aad ka aragto Meesha aan calaameyay ku dhufo.
 
 
 
 
 
 
Step 3: Markaad  ku dhufato mesha aan ku calaameyay waxa arke Sawirkaan Hoose.
 
 
 
 
 
Step 4: Ku dhufo Meesha ay ku qoran tahay Settings Markaas kadib waxa arkee Sawirkaan hoose  oo kale.
 
 
Natiijada sawirka Playsore Setting
 
 
 
 
 Step 5: Markaad Aragto Sawirka kore oo kale Kadib ku dhufo meesha ay ku qoran tahay Auto-Update Apps ee Calaamadeesan ku dhufo  waxa arkee marka kadib Sawirkan hoose.
 
 
 
 
 
 Step 6: Ugu danbeyntii ku dhufo Meesha Ay ku qoran tahay Do Not Auto-Update Apps ee Sawirka kore kaaga muuqato.
 
 
Dhamaad
 
Waxa qore Eng C/risaaq Maxamed Rashiid
 
Wixii Suaa; iigu so Dir: Alaqsaa1996@gmail.com