Monday, January 22, 2018

Side lo joojiya Applications-ka uu Mobile-kaada uso Dajinayo sida Automatic-ah iyo sida looga joojiyo Whatssupp Waxyaabaha uu kaligii so dajinayo adoon u dirin -->>Qoraal+Sawiro Qore C/risaaq Maxamed Rashiid


Asc kulanti wanaagsan Aqiyaarey Maanta waxan halkan idiin kugu so bandhigaya dhoor qaab oo aad ku dhaqaalesan karto Datada Internetkada ama aad uga hor tagi karto iney Lacagta internetka ay Ciyoow ka dhamaato.

Hadaba  aan isla fahano marka hore maxa keeni kara in Lacagta Internetka ay ku dhamaato:

1-In aad ku Daawato Videos Ama uu si Automatic ah uso Dagan  Videos ama Applcations-ka
Tusaale  Whatsupp waxa uu so dajin kara si Automatic ah Videos laguu so diro Taasi oo keeni karta Lacagta Internetka oo Yaraata.

2-In aad So Dagsato Apps ama uu Mobilekada Si Automatic ah uso dajiyo  Applicationo ama uu Si Automatic ah Mobile-kada uu Update iskugu diro.

iyo Siyaabo kale oo inta lagu so koobi Karin balse inta aya kaaga filan xogtas.


Hadaba side uga hor tagi karaa:

1-Inaad yareeso ISticmaalka Videoska aad Daawaneso  Hadii aad ku daawan lahed Facebook ama Youtube Tani waa mid aad Aqiyaar u leedahay oo ogaanshahada aad ku sameyn karto.

2-Inaad iska xirto Apps-ka ama Applicationada sida Automatica Wax uso dajinayo sida Whatsupp iyo Google PlayStore iyo kuwa lamidka ah.

Sidee looga Xira Whatsupp inu wax si Automatic uso  dajiyo Raac Stepskan:

How to Stop WhatsApp from Downloading and Saving Photos, Videos Automatically on Android, iPhone

Step1 : so Fur Whatsupp-kada kadib eeg qeybta kore midig jirta waxaad Arkeysa Sadax Dhibcood oo taagan ku dhufo  Kadib waxaad kasii doorata Settings.

Step2: Waxa kuso baxayo Qeyb kale  waxaad kasii doorata Meesha ay ku qoran tahay Data Usage.


Step3: Markaad Data usage ku dhufato waxa kuso baxayo Daaqad kale  eeg  meel ay ku qoran tahay When Using Mobile Data  ku dhufo kadib waxaad Check ama Calamada ka qaadata ayaga oo dhan .

Sidoo kale waxa ku dhufata meel ay ku qoran tahay when Roaming ayadana calamadaha dhan ka qaad.

 

















Hadii aad istcmaaleso Wifa oo lacagta cunaayana waxaad doorane When Connected Wi-Fi kadib Ticta aya ka qaade oo waa baneene


Fadlan Raac Sawirada:



 

 
 
 
 
Sidee  Playstore looga joojiya Automatic Download:
 
Si aad uga joojisid Automatic Download Ama Applicatinada uu Kaligiisa so Dajinayo Ama u Update gareynayo Mar Steps hoos ku Xusan:
 
Step 1-:Fur Applicationka La yiraah PlayStore
 
Sawirka la xidhiidha
 
Step 2: Kadib Ku dhufo  Calaamada Sadaxda  ah ee is kor saran Taasi oo ku Taal Qeybta kore ee Playstore sida Sawirka Hoose aad ka aragto Meesha aan calaameyay ku dhufo.
 
 
 
 
 
 
Step 3: Markaad  ku dhufato mesha aan ku calaameyay waxa arke Sawirkaan Hoose.
 
 
 
 
 
Step 4: Ku dhufo Meesha ay ku qoran tahay Settings Markaas kadib waxa arkee Sawirkaan hoose  oo kale.
 
 
Natiijada sawirka Playsore Setting
 
 
 
 
 Step 5: Markaad Aragto Sawirka kore oo kale Kadib ku dhufo meesha ay ku qoran tahay Auto-Update Apps ee Calaamadeesan ku dhufo  waxa arkee marka kadib Sawirkan hoose.
 
 
 
 
 
 Step 6: Ugu danbeyntii ku dhufo Meesha Ay ku qoran tahay Do Not Auto-Update Apps ee Sawirka kore kaaga muuqato.
 
 
Dhamaad
 
Waxa qore Eng C/risaaq Maxamed Rashiid
 
Wixii Suaa; iigu so Dir: Alaqsaa1996@gmail.com
 
 
 
 
 
 

0 comments:

Post a Comment