
Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya Dhamaan Cashirada Html and Css ee Diyaarka ah .
Waxaan huba hadii aad Si wanaagsan oo isku xig xiga aad u Daawato in aad Wax badan ka Faa'iidi doontit waxaadna abood u yeelan doonta inaad Project Kooban aad ku Dhisto.
Hadii aad Fahanto Html and Css Waxaa ku Fududaan Doono Barashada PHP ,ASP.net,JSP IWM.
Max yeelay...