Sunday, February 5, 2017

Barashada Programing Language-ka iyo Maadada Visual Basic (Vb.net) Cashirkii 2-aad


As dhamaan Asxaabta ku Tixan Ifiyahacilmiga.blogspot.com waxaan hawada idin ka leeyahay Maaln wanaagsan kuna so dhawaada Cashirkii 2-aad  ee  kooras-ki noo socday ee ahaa   Programming Languageka ee aan ku qaadaneynay Luqada  visual Basic VB.net .

 Waxa idiin so jeedinaya:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid 
Wixii Su'aal iigu so dir: alaqsaa1996@gmail.com 

Daawasho wacan  2-aad




Barashada Visual BasicVB net Cashirka 1 aad Eng C/risaaq Maxamed Rashiid


As dhamaan Asxaabta ku Tixan Ifiyahacilmiga.blogspot.com waxaan hawada idin ka leeyahay Maaln wanaagsan kuna so dhawaada Cashirkii ugu Horeyay ee ah kooras ku saabsan Programming Languageka waxaana ku qaadan Doona visual Basic VB.net .

Waxa idiin so jeedinaya:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid
Wixii Su'aal iigu so dir:
alaqsaa1996@gmail.com

Daawasho wacan Cashirkii 1-aad:

Wax badan ka ogoow Faa'iidoyinka ay leedahay La saaxiibida Dadka Wanaagsan


Ibnu Qayim Allah ha u axariistee ayaa waxaa uu yiri La saaxiibida dadka Wanaagsan waxay ku dhaxalsiisaa inaad lix dhaqan oo xun ka guurto una Guurto lix dhaqan oo wanaagsan waxaana ay kala yahiin sidan:
1- Shakiga Inaad Ka Baxdo Oo Aad Yaqiin Iyo Kalsooni Hesho
2- Istuska Inaad Ka Baxdo Oo Aad Camalkaaga Dar Ilaahay U Qabatid
3- Mooganaanta Inaad Ka Baxdo Oo Aad Xuska Alle Carabka Ku Hayso
4- Jacaylka Aduunyo Oo Aad Ka Harto Oo Aad Aakhiro Jeclaato
5- Islawaynida Iyo Isqaadqaadka Oo Aad Ka tagto Oo Aad Is Dhuldhigto
6- Niyad Xumaanta Oo Aad Ka Baxdo Aanad Hesho Talo Iyo Yidiidlo Fiican.
NOLOSHU WAA SOCDAAL AANAY SUURO GAL AHAYN IN LA SAFRO ILAA LA HELO ASXAAB WANAAGSAN.
Allah Asxaab Wanaagsan Ha Inagu Kaalmeeyo.
Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.
Qore:ABdulaahi Nur Colomba
Xigasho: Amir Khadar Suldaan Aadan.