Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka Maanta haduu Eebe Subxaanuhu Watacala Idmo Waxaan idiin la wadaagi doona Cashir Yar Islamarkaana Faa'ido leh.
Dabcan Hadii aad Taqaan Waa sidii la rabay balse waxaan Cashirkan ugu Talagalay in ay ka Faa'iidestan Walalaha Soomaliyeed ee Aaan Garaneen.
Cinwaanka Cashirka waa:
Sidee lo Save gareysta Qoraalada,Sawirada ku jira Internetka Adigoo isticmaalaya Opera Menu si aad u daalacato Markaad Offline-ka tahay Ama Qadka aadan ku jirin.
Wali Makugu dhacday Aqristoow Dhacdadaan:
Waxa laga yaaba Mararka Qaar in aadan Isticmaaleyn Alaada Internet-ka islamarkaan aadan heli Karin Ama Waxa laga yaba in aad Safar tahay Ha ahaado midkuu Doono Baabur,Tareen ama Diyaarad marka waxa laga yaaba in aad u baahato waxyaabo aad isku mashquuliso sida Aqrinta sheekoyin Taarikho iyo Qoraalo kale si aad intaa u hesho Buug iyo Internetkii aad ka heli lahed macluumadka ma heesatit Maxaa Xal ah.
Opera Menu
Ciladaa waxa kuu xalin kara Browser-ka la yiraah Opera Menu.
Hadaba Maxa la dhaha Browser:
Browser :waxa la dhaha Waa Application ku saamaxayo ama ku ogolaanayo in aad ku Daalacato Websit-yada .
Browser-ada ugu Caansan ya kamid ah:
- Mozile.
- Opera Menu
- Internet Explore
- Google Chrom.
- Iyo kuwa kale oo inta lagu so koobi Karin
Hadaba Cashirka aan Guda galo :
Opera Menu waxa uu ku saamaxa in aad Ku Save Gareysato ama ku xafidato Qoraalada Aad marka Internet-ka Heesato Aqrinsanesid si aad Markaad Interneedka ka baxdo aad u aqrisato.
Sidee lo So Dajiya Ama Loogu Shubta Mobile-ka Opera Menu Raac Tilaabooyinka:
Step 1: Dooro ama Fur Playstore oo ah Meesha Applicationada laga so dagsado:
Step 2: Markuu Playstore ku Furmo Meesha Searching-ka ku qor Magaca Applicationka adoo qoraayo Opera Menu markuu kuso baxana Ku dhufo ama Taabo Applicationka Opera Menu:
Step 3: Markuu kuso baxo Opera menu kadib ku dhufo Install :
Step 4: Markuu ku shubmo kadib Open dheh Si aad Cashirkeena u guda galno :
Markaad ku Shubatay Opera menu Mobile-ka kadib Sidee lo Save Gareya Marka Qoraalada aad rabto:
Raac Talaabooyinkan Hoose:
Tilaabada 1-aad: Fur Applicatinka Opera Menu --Markaad Furto waxa Arke Sawirkan hoose oo kale:
Marka Furto Appllication-ka Opera Menu so Diyaarso Warbixinta ama Sheekada ama Qoraalka aad rabto in aad Save gareysato Markaad Diyaarsato Raac Tilaabta 2aad .
Ogow Adoo so diyaarsan Qoraalkii aad Save gareyn lahed Ma Sameyn kartit Tilaabada 2aad:
Tilaabada 2-aad: Ku Dhufo ama Taabo Caalamada Sadaxda- dhibic ee is kor saran ee ku taalo Qeybta kore Dhinaca Midig ee Application-ka Raac Tilmaanta Sawirka hoose :
Tilaabada 3-aad: Markaad ku dhufato ama Taabato Caalamada Sadaxda- dhibic ee is kor saran ee ku taalo Qeybta kore Dhinaca Midig waxa kuso baxaayo Sawirkaan Hoose Kadib ka Dooro Meesha ay ku qoran tahay Save For Offline kadib ok dheh:
Tilaabada 4-aad: Qoraalkii aad Rabtay Sidaas aya ku Save gareysatay markaad Rabto ayaad Aqrisan karta adoo heesan xita Wax Internet ah.
Hadaba Sidee loso Bixiya Wixii aad Save Gareysatay ama Diinwaan Galisay :
Raac Tilmaamahan Hoose:
Step 1: ku dhufo Qeybta hoose Dhinaca Midig Calaamada Koobaabinta Ama Calamada Opera ee hoos ku taal Raac Tilmaanta Sawirka hoose:
Step 2: Markaad ku dhufato Calaamada Opera ee Hoos Taal Qeybta Midig Waxa kuso baxayo Sawirkan hoose kadib waxaad ka sii Doorata Meesha ay ku qoran tahay Offiline Pages ku Dhufo:
Step 3: Markaad ku dhufato Offiline Pages Kadib waxa kuso baxayo Inta Qoraal ee aad Save Garystay Midkaad Rabto aya Furi karta :
Ogoow Aqristoow Xuquuqda Sawirada Waxa leh Websit-yada Kala ah:
https://www.wikihow.com/
https://www.makeuseof.com
Xuquuqda Qoraalkana Waxa leh Anigo ah C/risaaq MRashid Ahmed
Fasax ayaadna u tahay Aqristoow in aad u adeegsato Hab waxbarasho Dhamaan qoraalada ku jira IfiyahaCilmiga
Dhamaad
Waxa idiin Diyaariyay : Eng C/risaaq MRashiid Axmed
Wixii Suaal iigu so dir Alaqsaa1996@gmail.com