Thursday, February 1, 2018

Halkaan ka daawo : Taariikh noleeydka Nick Vujicic oo ah Nin lixaadkiisa uusan Dhamestirneen Islamarkana Nolosha Meel Sare ka gaaray.


Asc Aqiyaarey Kuso dhawaada Hooyga Waxbarashada Maanta waxaan halkan idiin kugu so gudbin doona haduu alle yiraah Taarikhda  Ninka lagu magacaabo Nick Vicic oo ah nin  Lixaadkiisa uusan dhameystirneen kaasi oo lahen lugo iyo Gacmo islamarkana noqday nin aduunka dhan laga yaqaano oo dadka dhiira galiya.

Taarikhda Ninkaan waxa ino so Gudbinayo Walalkeena Lagu magacaabo:


Channelka uu youtbeka ku leeyahay waxa la dhaha:

Booqo Hadii aad Rabto Taarikho kale Channelkiisa la yiraah Abdi Aziz Nadara


Daawo Taarikhda:


Maxey tahay Cashirka aan Video ka Baraneeno:

In hadii la dadaalo aad gaareyso meel sare  isla markaana aadan dhag u dhigin dadka ku niyad jabinayo kuwaasi oo ku leh wax ma qabsan kartit  lixaadkaada kala dhiman iyo warar kale .

Sidoo kale waxaan ka baraneena in qofka sida uu doono ha ahaado uu wax baran karo islamarkana uu Ka gun gaari karo  Mustaqbalkiisa .

NB Waxaan Video waxa u adeegsaneena waxa ay tahay Waxbarasho oo kaliya  Xuquuqda Video waxa leh Eng Abdi Aziz Nadara.


Daabicida waa Ifiyaha cilmiga Tichnollgy Center

So jeediye    Abdi Aziz Nadara Email: alaqsaa1996@gmail.com

0 comments:

Post a Comment