Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin
wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya Dhamaan Cashirada Photoshopka
ee Diyaarka ah.
Cashiradan waa kuwa ka bilaabanayo Bilow ayadoo la geynayo meel dhexdhexad ah Waxa ayna ka kooban yihiin ilaaa 7 Cashir Waxaana ku dhigi doona Vertion-kii ugu danbeyay ee ah Cs6.
Si aad u Daawato Dhamaan Cashiradaas ama u Dagsato ku dhufo Halkaan hoose.
Asc aqiyarey kuso dhawaada hooyga waxbarashada Maanta waxaan halkan idiin kugu so gudbinaya cashirkii 1-aad ee Barashada Photoshopka waxaan rajeyna in aad si fiican u fahmi doonto dhanka kale hadaad rabto softwareka waxa ka heli karta cashirka aan ka sameyay sida lo sameyo Boorka hadii aad hesatana waa al-xamdulilaah.
Photoshpka waxa uu lahan kara verstions kala duwan balse wax farqi sidaa ah uma dhaxeyo hadii aad hal fahantiti kan kale waa taqana verstionada ugu caansan ee hada la isticmaalo waxa kamid ah CS6 Cs4 CS3 adey kugu xiran tahay iyo midkaad ka heshid .
Xage ka heli kara :
Photoshopka badana dhalinta wey isticmalan sido kale waxa ka hele meelaha lagu gado softwareada hadii kale internedka aya kaso dagsan karta hadii aad u baahan tahay photoshop Cs6 waxaad ka dhex hele cashirkii aan ka diyariyay sida lo sameyo boor xayesiin linkiga ku dhex jiro ka dagso halka.
Photoshopka muxuu tara :
Photoshopka faa'iidadiisa inta kuma so koobi karno lkn tusaale ahan waxa lagu sameya.
Waxa lagu sameya Boorarka xayesiiska
Waxa lagu sameya Sawirada nuucyadooda kala duwan
Waxa lagu Sameya Shahadooyinka
Waxa lagu sameya ID Cards
Waxa lagu sameya Business card
IWM.
Ogeysiiska Cashirka :
Cashiradan waxa ay ka kooban yihiin ilaa 7 Cashir waana Baasic ila laga gaaro advanced oo boor sameyn ah hadaba wehel ka dhigo oo yeesan ku dhaafin cashirada sidoo kale waxa subscarb garesaa channelka youtubeka aan ku leyahay eng cabdirisaaq maxamed rashiid.
Fadlan markaad daawato pratikeey
Daawasho wacan Cashirkii 1-aad
Sidoo kale cashirada waxa ka hele oo ka eegta haduu ku dhaafo ama aad ka chekinta in la so galiyay iyo in kale qeybta tutorial kasii gal Photoshop
Waxaan maanta uu cashirkeena ku saabsan yahay sida loo sameyo Boor xayesiin waxa uuna Video-ga aan cashirkaan aan ka sameyay uu socon doona 20-daqiiqo waa dareemi karta sida aan idiinkugu hagar baxay.
Cashirkan ula jeedkiisu waxa waye in dhalinta soomaliyeed ay ka faa'iidestan sidaan wada ogsoonahay photoshopka dadba si ayey u adeegsadan qaar ku sameyo xumaan iyo qaar u adeegsado dhanka wanaagsan.
Cashirka markaad daawato waxa lagaaga baahan yahay in aad soo sameyso Assignment adoo keenayaa cinwaanadan hoos ku qoran ma aha in boorka aan sameyay uu qurxan yahay balse ulajeedku ma ahan sida waxan ula jeday oo kaliya sample ama tusaale aad ku raacdo sameynt boorka in aad ka dhigato.
Daawo cashirka:
Boorkii aan cashirka ku sameyay waa kan:
Mid ka dooro Mowduucyadan midkaad jeceshay
Mowduucyada aad so sameyneso waxa kamid ah:
1-Boor ka haadlayo Shirkad koronto
2-Boor ka hadlayo Electonic ama meel lagu gado qalabka Electronica
3-Boor ka hadlayo Hispital
4-Boor ka hadlayo xawalad ama meel lacagta lagu sarifo
5-Boor ka hadlayo Cosmatics ama uduga
Waxaad kuso diresaa: alaqsaa1996@gmail.com
Waxaan ka codsana in aad soo sameyso isla markana aad iiso dirto ana waxan ku balan qaada in aad noqoto mid aan ku casuumo Bloga yacnii bannerkii aad so sameysay in aan saaro webka Fadlan si deg deg kuso same.
Sidoo kale softwarreka Photoshopka waxa ka hele halkaan kala deg ama ka download gareso Photoshop Cs6: