Showing posts with label Ciladbixin-computer. Show all posts
Showing posts with label Ciladbixin-computer. Show all posts

Tuesday, February 6, 2018

Sidee lo Save gareysta Qoraalada,Sawirada ku jira Internetka Adigoo isticmaalaya Opera Menu si aad u daalacato Markaad Offline-ka tahay Ama Qadka aadan ku jirin +Qoraal+Sawir

Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka Maanta haduu Eebe Subxaanuhu Watacala Idmo Waxaan idiin la wadaagi doona Cashir  Yar Islamarkaana Faa'ido leh. Dabcan Hadii aad Taqaan Waa sidii la rabay balse waxaan Cashirkan ugu Talagalay in ay ka Faa'iidestan Walalaha Soomaliyeed ee Aaan Garaneen. Cinwaanka Cashirka waa: Sidee lo Save gareysta Qoraalada,Sawirada  ku jira Internetka Adigoo isticmaalaya...

Friday, February 2, 2018

Halkaan ka Daawo Dhamaan Cashirada Html And Css Waxa idiin so Diyaariyay C/risaaq MRashiid Axmed(Fadlan Asxaabtada la wadaag si ay iyagana uga Faa'iidan)

 Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya  Dhamaan Cashirada Html and Css ee Diyaarka ah . Waxaan huba hadii aad Si wanaagsan oo isku xig xiga aad u Daawato in aad Wax badan ka Faa'iidi doontit waxaadna abood u yeelan doonta inaad Project Kooban aad ku Dhisto. Hadii aad Fahanto Html and Css Waxaa ku Fududaan Doono Barashada PHP ,ASP.net,JSP IWM. Max yeelay...

Daawo Dhamaan Cashirada Ms Sql Server Waxa idiin so Diyaariyay C/risaaq MRashiid Axmed Ka Faa'iidesi Wacan(Fadlan asxaabtada La wadaag si ay ayagana uga Faa'iidestan)

 Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya  Dhamaan Cashirada MS Sql Server ee Diyaarka ah  anagoo kaso biloownay  Meel hoose islamarkaana aan Geynay Meel Sare (Advanced ah). Cashiradaan Waxaan ka diyaariyay Websit-ka  Caanka ah ee la yiraah https://www.w3schools.com/ oo ah mid kamid ah Websiit-yada ugu caansan ee laga barta Culuumta Computer-ka. Dhanka...

Tuesday, January 23, 2018

Halkan Ka daawo Dhamaan Cashirada Photoshop-ka ee Diyaarka ku ah Ifiyahacilmiga Waxa idin diyaariyay C/risaaq Maxamed Rashiid Axmed

Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya  Dhamaan Cashirada  Photoshopka ee Diyaarka ah. Cashiradan waa kuwa  ka bilaabanayo  Bilow ayadoo la geynayo meel dhexdhexad ah Waxa ayna ka kooban yihiin ilaaa 7 Cashir  Waxaana ku dhigi doona Vertion-kii ugu danbeyay ee ah Cs6. Si aad u Daawato Dhamaan Cashiradaas ama u Dagsato ku dhufo Halkaan hoose. Halkan...

Monday, January 22, 2018

Side lo joojiya Applications-ka uu Mobile-kaada uso Dajinayo sida Automatic-ah iyo sida looga joojiyo Whatssupp Waxyaabaha uu kaligii so dajinayo adoon u dirin -->>Qoraal+Sawiro Qore C/risaaq Maxamed Rashiid

Asc kulanti wanaagsan Aqiyaarey Maanta waxan halkan idiin kugu so bandhigaya dhoor qaab oo aad ku dhaqaalesan karto Datada Internetkada ama aad uga hor tagi karto iney Lacagta internetka ay Ciyoow ka dhamaato. Hadaba  aan isla fahano marka hore maxa keeni kara in Lacagta Internetka ay ku dhamaato: 1-In aad ku Daawato Videos Ama uu si Automatic ah uso Dagan  Videos ama Applcations-ka Tusaale  Whatsupp waxa uu so dajin kara si Automatic...

Friday, November 10, 2017

Cashir Faaiido leh :Side Internet lo Wadaaga ayadoo la isticmaalayo Mobile Bluetooth Halkii aad ka isticmaali laheed Hotspot

Asc kulanti wanaagsan dhamaantiina Asxaabta aan jeclahay meel walba oo aad joogtan manta Waxaan idin la wadaagaya Cashir aad u muhiim u  ah kaaso aan hubo in aad wax badan ka faa'iidi doontit. Hordhac Waxaan isticmaala Mopil Sumung A5 ah marka Waxaan ka wayay Network Mode-ka  LTE 4-G si kasta oo aan u raadiyo waan keni wayay sidoo kale dhibaatada jirta waxa ay tahay waxan isticmaala shirkada bixisa Adeega Internetka ee  Somnet...

Friday, March 17, 2017

Sidee Tuug iskaga ilaalin karta una ogaan karta xiliga uu Mobilkaaga qaadanayo Daawo Cashirkan+Video

Asc kulanti wanaagsan aqyarey kuso dhawada Hooyga Barashada Computerka Maanta waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin doona Cashir aad u xiisa badan kaasi oo ku saabsan sida aad uga hortagi laheed Qataraha Tuuga. Hadaba Applicationka qabanayo shaqadaas waxa la dhaha: Anti Theft Alarm   Wixii Su'aal ah inoogu so dir: Email:alaqsaa1996@gmail.com   Daawo Cashirka si aad u ogaato Faa'iidada Barnaamjkan &nb...

Monday, January 30, 2017

Sidee lo xaliya marka uu playstore-ka ku dhaho This Item is not available in your Country soo jeediye Eng Crisaaq maxamed Rashiid

kulanti wanaagsan aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Information Tichnlogy-ga maanta waxaan halkaan idiin kugu Faa'iiden doona Cilad runtii ah mid badanaa kuso wajihi karta  hadaba maxey tahay. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); This Item is not available in your Country  Google Playstore-ka oo ah Suuqa Applicationada Mopilka laga helo aya ka mamnuucay in ay helaan Softwarada qaar dadka ku nool dunida sadaxaad...

Wednesday, August 24, 2016

Sidee lo xaliya cilada ah how to fix your facebook temporarily locked Si aad u xaliso Raac Tilaabooyinkan so socdo By Engineer C/risaaq maxamed

Asc aqiyarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka maanta waxaan halkaan idiin kugu so gudbinaya Cashir kooban oo aad muhiim u ah waxa uuna ku saabsan yahay sida lo xaliyo cilada Your Facebook Temporery Locked. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Runtii arintan aniga ayey igu dhacday markaad istiraah Facebooka fur ama kici waxa uu ku leeyahay Facebookagada si kumeel Gaar ah aya lo xiray si aad u xaliso samey tilaaboyinkan...

Saturday, August 13, 2016

Sidee lo Jabiya ama lo furaa hadii Mopilkada Sumsung-ka uu kaaga xirmo Password Lock Screen ama Password-ka Shaashada+Sawiro+Video+Qoraal( Xal Deg Deg ah)

Asc aqiyarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Tichnlogyada Maanta waxaan halkaan idiin kugu so Gudbinaya qaabka aad u jabin kartit ama aad u masaxi kartit hadii Sumsung-kaada kaaga xirmo  Lock Screen-ka ama aad iloowdo . (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Runtii waxan fila hadii aad cashirkan daawato in ay Faa'iiido ku noqon doonto maxa yeelay lacag aya lagugu sameynaya haduu u kaaga xirmo marka so ma wanaagsana in aad...

Sunday, August 7, 2016

Maxaad Sameyn lahed Hadii uu Computerka Shaah ama biyo kaaga daato (Eeg xalka Deg Dega ah)

 Maxaad Sameyn lahed Hadii uu Computerka Shaah ama biyo kaaga daato (Eeg xalka Deg Dega ah). (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Marmarka qaarkood ayaa waxa dhaca adigoon is ogayn in si lama filaan ah kaaga daataan laptopkaaga amaba mobilekaga dareere, taasi oo ku keeni karta cillado farabadan, hadaba akhriste halkan waxa kuugu soo bandhigeyna talaabooyinka ay haboontahay in aad ku talaabsatid sidii aad u badbaadin...

Saturday, August 6, 2016

Side Sawir looga qaada Shaashada Computerkada adigoon istcmaaleyn wax software ah (Cashir Kooban oo muhiim ah)

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});  Side Sawir looga qaada Shaashada Computerkada adigoon istcmaaleyn wax software ah (Cashir Kooban oo muhiim ah) (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Aqiyarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka maanta waxan halkan  ku baran doona sida loo sawiro ama sawir looga qaado qeyb kamid ah Shaashada Computerka sidoo kale qaabkan waxa uu ka saacidaya in aad si...

Monday, August 1, 2016

Baro qaabka ugu fudud ee shortcat-ka looga baxsho Flashka adoon adeegsan wax softwar ah Step by Step(Cashir kooban oo faa’iido leh )

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE ...