Baro qaabka ugu fudud ee shortcat-ka looga baxsho
Flashka adoon adeegsan wax softwar ah
Step by Step(Cashir kooban oo faa’iido leh )
Asc aqiyarey kuso dhawaada hooyga barashada Computerka
maanta waxaan halkan idiin kugu so gudbinaya cashir aad u xiisa badan kaasi oo
ku saabsan sida Flashka Shortcat-ka looga baxsho adoon isticmaalin wax Software
ah sidoo kale qaabkan waxa uu ku tusaya waxyaabaha ka qarsan ee Flashka ku jiro
.
Hadii aad fahmi weyso daawo Videogan
Hadaba si aad Flashka Shortcatka uga bixiso raac
Tilabooyinkan so socda:
Step 1:Gali Flashka Computerkaada
Step2: Hubi Flashka Xarafka uu qaatay Flashka xarafka uu qaatay waxa laga wada
Partionada Computerka ee ku abuuran dhamaantoda waxa ay leeyihiin Xuruuf sida D,E,F,G Tusaale waxa laga yaba in u ku
abuuran yahay Partion lagu magacaabo Engineerka waxa uu Computerka siinaya
Partionkas xaraf u gaar ah sida
Engineerka(D) hadii aad abuurto Partion kale waxa uu siina Xarafka
E asaga oo ka hormarinayo Magacii aad ka
hormarisay wuu si socona marka hadii aad
Computerka Flashka galiso waxa uu siina xaraf u gaar ah Tusaale ahan waxa ku
abuurna 3 Partion oo kala ah C ,D ,E,
hadii aad Flash so galiso waxa uu qaadana F
intan laso galin waxa ii abuurna 6 Partion
Hadaba ila eeg sawirkan hoose waa galiyay Flashka waxa uuna qaatay Xarafka
Step3:Ku dhufo Star Buttonka ama Windows Keyga kadibna qor
Cmd kadibna ku dhufo
Step 4:ku qor shaashada madoow xarafka uu qaatay Flashka Tusaale ahan J
kadibna ku dar labo dhibcood adoo u qoraayo sida tan J:
kadibna dheh Enter eeg sida sawirka
kaaga muuqata
Step5:Markad Enter dhahdo waxa uu ku keyna mesha hoose waxana ku qoreysaa Attrib –s –h
*.* /s /d
Attrib markad qorto waxaad dhehe Space ama waa sikane qor
hadana –s hadana Space bax ama siko qor
hadana –h Space dheh qor hadana *.* space dheh qor hadana /s Space dheh qor hadana /d
kadibna dheh
Enter raac sida sawirka kuugu muuqato.
Dhamaad
Wixii suaal ah kuso dir:alaqsaa1996@gmail.com
Fadlan Asxaabtada gaarsii
0 comments:
Post a Comment