Aqiyarey meel walba oo aad jogtaan kuso dhawaada hooyga Barashada Computerka maanta waaxan halkan idiin kugu so Gudbinaya wadamada ugu isticmaalka badan xaga internetka.
runtii aduunka waxa maalinba maalinta ka danbeesa si kordhaayo heerka wanaagsan ee laga garaayo Tichnlogyada maxa yeelay waxa ay noqotay waxa ugu horeyo ee hormar lagu gaari karo .
hadii aad maqashid wadan hebal aa hor mar gaaray micnahedu waa tichnlogyada ayuu meel fiican ka gaaray.
Hadaba aqristoow halkan hoose waxaan kugu so Gudbinaya 10-ka Wadan ee ugu isticmaalka badan Internetka sidoo kale waxan idiin so gudbinaya soomaliya aduunka kaalinte kaga jirta xaga isticmaalka internedka.
hadaan ku hormarno somaliya aya waxa ay Gashay kaalinta 164-aad waxaana ka hoosey wado badan oo ay kamid yihiim kuwooda ugu caansan burundi Gabon Sierra leone Djibouti iyo kuwa kale
Hadaba eeg liiska wadamada somaliya ka hooseyo:
20-ka wadan ee ugu isticmaalka badan internetka Sanadan 2016-ka waxa ay ukala sareyan sida tan:
| |||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
# |
Country or Region
|
Population,2016 Est.
|
Internet Users
30 June 2016 |
Internet
Penetration |
Growth (*)
2000 - 2016 |
Facebook
30 June 2016 | |
1
| China | 1,378,561,591 | 721,434,547 |
52.3 %
|
3,106.4 %
| 1,800,000 | |
2
| India | 1,266,883,598 | 462,124,989 | 36.5 % |
9,142.5 %
| 157,000,000 | |
3
| United States | 323,995,528 | 286,942,362 |
88.6 %
| 200.9 % | 201,000,000 | |
4
| Brazil | 206,050,242 | 139,111,185 |
67.5 %
|
2,682.2 %
| 111,000,000 | |
5
| Japan |
126,464,583
|
115,111,595
|
91.0 %
|
144.5 %
|
26,000,000
| |
6
| Russia | 146,358,055 | 103,147,691 |
70.5 %
|
3,227.3 %
| 12,000,000 | |
7
| Nigeria |
186,879,760
| 97,210,000 |
52.0 %
|
48,505.0 %
| 16,000,000 | |
8
| Indonesia |
258,316,051
| 88,000,000 |
34.1 %
|
4,300.0 %
| 88,000,000 | |
9
| Germany | 80,722,792 | 71,727,551 |
88.9 %
|
198.9 %
| 31,000,000 | |
10
| Mexico |
123,166,749
|
69,000,000
|
56.0 %
|
2,443.9 %
|
69,000,000
| |
11
| United Kingdom | 64,430,428 | 60,273,385 |
93.5 %
|
291.4 %
| 39,000,000 | |
12
| France |
66,836,154
|
55,860,330
|
83.6 %
|
557.2 %
|
33,000,000
| |
13
| Philippines |
102,624,209
|
54,000,000
|
52.6 %
|
2,600.0 %
|
54,000,000
| |
14
| Bangladesh |
162,855,651
|
53,941,000
|
33.1 %
|
53,841.0 %
| 21,000,000 | |
15
| Vietnam | 95,261,021 | 49,063,762 |
51.5 %
|
24,431.9 %
| 40,000,000 | |
16
| Iran | 82,801,633 | 47,800,000 |
57.7 %
|
19,020.0 %
| n/a | |
17
| Turkey | 80,274,604 | 46,196,720 |
57.5 %
|
2,209.8 %
| 46,000,000 | |
18
| Korea, South | 49,180,776 | 45,314,248 |
92.1 %
|
138.0 %
| 17,000,000 | |
19
| Thailand | 68,200,824 | 41,000,000 |
60.1 %
|
1,682.6 %
| 41,000,000 | |
20
| Egypt | 90,067,793 | 33,300,000 |
37.0 %
|
7,300.0 %
| 32,000,000 | |
TOP 20 Countries | 4,959,932,042 | 2,640,559,365 |
53.2 %
|
926.7 %
| 1,035,800,000 | ||
Rest of the World | 2,380,161,938 | 970,816,448 |
40.8 %
|
835.3 %
| 626,433,530 | ||
Total World Users | 7,340,093,980 | 3,611,375,813 |
49.2 %
|
900.4 %
| 1,662,233,530 |
0 comments:
Post a Comment