Showing posts with label VisualBasic(VB.net). Show all posts
Showing posts with label VisualBasic(VB.net). Show all posts

Sunday, October 1, 2017

Daawo Dhamaan Cashirada Visual basic(Vb.net) Waxa idiin so Diyaariyay Eng C/risaq maxamed Rashiid Ka faaiidesi wacan (Fadlan asxaabtada uga Faaiidey oo la wadaag)


Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya  Dhamaan Cashirada Visual basic ee Diyaarka ah  anagoo kaso biloownay Bilow Waxa uuna Cashirada ay marayan Advanced ama meel sare  Yacnii qeybta Database-ka .

Waxa xusid mudan in aan ku dhiseeno Projecti la yiraah Small Shopping System oo ka bilaamaya Cashirka 10aad  si aan si wanaagsan ugu fahano VB.

Aqriste hadii aad Rabto dhamaan Cashirada ku Dhufo halkaan si uu ku geeyo Playerlist-ga Channelka Youtubeka aan ku leeyahay .

Sidoo kale waxaad ku dhufan kartaa halkaan si aad Cashiradaan oo u daawato.

Wixii Suaal waxaad iigu so Diri karta : Alaqsaa1996@gmail.com

Fadlan Asxaabtada la wadaag si ay igana uga faaiidan.

Sunday, February 5, 2017

Barashada Programing Language-ka iyo Maadada Visual Basic (Vb.net) Cashirkii 2-aad


As dhamaan Asxaabta ku Tixan Ifiyahacilmiga.blogspot.com waxaan hawada idin ka leeyahay Maaln wanaagsan kuna so dhawaada Cashirkii 2-aad  ee  kooras-ki noo socday ee ahaa   Programming Languageka ee aan ku qaadaneynay Luqada  visual Basic VB.net .

 Waxa idiin so jeedinaya:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid 
Wixii Su'aal iigu so dir: alaqsaa1996@gmail.com 

Daawasho wacan  2-aad




Barashada Visual BasicVB net Cashirka 1 aad Eng C/risaaq Maxamed Rashiid


As dhamaan Asxaabta ku Tixan Ifiyahacilmiga.blogspot.com waxaan hawada idin ka leeyahay Maaln wanaagsan kuna so dhawaada Cashirkii ugu Horeyay ee ah kooras ku saabsan Programming Languageka waxaana ku qaadan Doona visual Basic VB.net .

Waxa idiin so jeedinaya:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid
Wixii Su'aal iigu so dir:
alaqsaa1996@gmail.com

Daawasho wacan Cashirkii 1-aad: