Showing posts with label Dhaqanka. Show all posts
Showing posts with label Dhaqanka. Show all posts

Thursday, February 1, 2018

Sheko murti ah:Boqor aya maqlay nin Shaqaalihiisa kamid ah oo haweynediisi ku leh "ana ka dadaal badan ninka Wasiirka u ah Boqorka oo ka shaqo badan oo ka orad badan Hadana Boqorka waxa uu isiiya 2 rubi Wasiirkana wuxuu siiya 2000 oo rubi"+Hadaba Maxa ninka lagu qanciyay

Asc aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Waxbarashada Maanta waxaan halkaan idiin kula wadaagaya Sheeko aad u xiisa badan oo isoo jiidatay Dabcan aan filaayo in adinkana aad ka heli doontan . Runtii Shekadaan waa mid Murti leh  oo I taabatay  ani ahaanteda maxa yeelay Cashir aan caadi ahen ayan ka bartay. Cinwanka Shekada waxa aan ka dhigay : Sheko murti ah:Boqor aya maqlay nin Shaqaalihiisa kamid ah oo haweynediisi ku leh "ana ka dadaal...

Thursday, January 25, 2018

Daawo Tips Cusub: kaasi oo ino so jeedinayo Maclin Saciid xaga Afrax Xisaab Cajiib ah Natiijada kuusoo baxaysa ayaaba la sii ogyahay Hadaba sidee ku dhici karta.

Asc Aqiyaarey Meel walba oo aad joogtan waxaan idiin leeyahay Maalin Wanaagsan Maanta haduu eebe Idmo waxan jeclahay in aan idiin la wadaago Video Marna aan dhihi karaba waa Cashir kaasi oo ino so jeedinayo Maclin Saciid Xaga Afrax. Fiira Gaar ah : Xuquuqda Video waxa iska leh Saciid Xaga Afrax hadaan Nahay Bahda Ifiyahacilmiga waxan u isticmaalena  Waxbarasho iyo Madadaalo oo kaliya. Cinwaanka Video waa : Xisaab Cajiib ah Natiijada kuusoo...

Wednesday, September 21, 2016

Barnaamijka Dhaqanka:Halkan kala soco Murtida Todobaadka Taasi oo Noloshaada wax badan ka badali Doonto

Asc kulanti wanaagsan aqiyarey meel walba oo aad joogtan kuso dhawaada Barnaamijka Dhaqanka kaasi oo aan idiin so Gudbiyo Todobaad walba Murti iyo waxyaaba dhaqanka Soomalida Ku qotoma. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Hadaba Todobaadkan Barnaamjika Murtida aan kuso qaadan doono Waxa waaye : Geed ba ku cataabay ku calaacalay "Gudinyahey hadii gobalkeega kugu jirin ima gooyseen" Bari baa waxaa Geedo meel ka baxaayo u yimid...

Tuesday, September 13, 2016

(Murtida Isbuuca) :Barnaamijka Dhaqanka Tudobaadka waxan ku soo qaadan doona Dhoor murti oo dhaxal gal ah sameyna ku leh Nolosha Admiga. (ka faa'iidesi wacan)

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); (Murtida Isbuuca) :Barnaamijka Dhaqanka Tudobaadka waxan ku soo qaadan doona Dhoor murti oo dhaxal gal ah sameyna ku leh Nolosha Admiga. (ka faa'iidesi wacan) (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Kulanti wanaagsan aqiyarey meel walba oo aad joogtan kuso dhaawada Hooyga Barashada Computerka waxan hawada idinka leeyahay Ciid wanaagsan kulu caam wantum biqeer hadaba...