Showing posts with label Taarikhaha. Show all posts
Showing posts with label Taarikhaha. Show all posts

Thursday, February 1, 2018

Sheko murti ah:Boqor aya maqlay nin Shaqaalihiisa kamid ah oo haweynediisi ku leh "ana ka dadaal badan ninka Wasiirka u ah Boqorka oo ka shaqo badan oo ka orad badan Hadana Boqorka waxa uu isiiya 2 rubi Wasiirkana wuxuu siiya 2000 oo rubi"+Hadaba Maxa ninka lagu qanciyay

Asc aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Waxbarashada Maanta waxaan halkaan idiin kula wadaagaya Sheeko aad u xiisa badan oo isoo jiidatay Dabcan aan filaayo in adinkana aad ka heli doontan . Runtii Shekadaan waa mid Murti leh  oo I taabatay  ani ahaanteda maxa yeelay Cashir aan caadi ahen ayan ka bartay. Cinwanka Shekada waxa aan ka dhigay : Sheko murti ah:Boqor aya maqlay nin Shaqaalihiisa kamid ah oo haweynediisi ku leh "ana ka dadaal...

Halkaan ka daawo : Taariikh noleeydka Nick Vujicic oo ah Nin lixaadkiisa uusan Dhamestirneen Islamarkana Nolosha Meel Sare ka gaaray.

Asc Aqiyaarey Kuso dhawaada Hooyga Waxbarashada Maanta waxaan halkan idiin kugu so gudbin doona haduu alle yiraah Taarikhda  Ninka lagu magacaabo Nick Vicic oo ah nin  Lixaadkiisa uusan dhameystirneen kaasi oo lahen lugo iyo Gacmo islamarkana noqday nin aduunka dhan laga yaqaano oo dadka dhiira galiya. Taarikhda Ninkaan waxa ino so Gudbinayo Walalkeena Lagu magacaabo: Abdi Aziz Nadara Channelka uu youtbeka ku leeyahay waxa la dhaha: Booqo...

Friday, December 2, 2016

Sheko Gaaban Taasi oo Murti Dhaxal gal ah ku jirto (Hadaba Aqris wanaagsan)

Beri baa Boqor ka mid ahaa Boqoradi hore ee dalka Iiraan ayaa maalin ka mid ah maalamaha waxa uu socdaal ku marey gobolo badan oo dalkiisa ah dabeedna dadkiisa ayuu u balan qaaday qofkii uu ka helo xigmad iyo kalmad wanaagsan inuu siin-doono abaal marin aad u wanaagsan oo lagu farxo. Boqorkii siduu u wareegaayey magaalooyin badan ayuu markii dambe waxuu la kulmay nin Oday ah oo da'diisu tahay 90 jir oo beeraya geed Saytuun ah. markaasaa Boqorkii...

Thursday, October 6, 2016

Maxaad Kala socota Hogaamiyaha koriyada woqooyi Kim Jogn un(Xog-Kooban)

Maxaad Kala socota Hogaamiyaha  koriyada woqooyi  Kim Jogn un(Xog-Kooban) (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Aqiyarey kuso dhawada Hooyga Barashada Computerka Maanta waxaan Halkaan idiin kugu so Gudbinaya Taarikh Kooban oo ku saabsan kaliya taliyaha koriyada woqooyi  Kim Jogn un. Xuquuqda Video-ga waxa leh Somali Documentary. Waxan rajeyna in aad wax badan ka ogaan doonto. Daawasho wacan: (adsbygoogle...

Wednesday, September 28, 2016

Maxaad kala socotaa Taarikhdii S/Guud Maxamed Cali Samatar(Halkan kaga bogo)

Maxaad kala socotaa Taarikhdii S/Guud Maxamed Cali Samatar(Halkan kaga bogo). (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Allaha u naxariistee S/Guud Maxamed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ciidamada Soomaaliyeed ee ugu horeeyay ee debeda wax barasho u aadda, markay soo noqdeena iyagu dhisay ciidamadii qaranka,  21 Octoobar sanadkii 1969 wuxuu ka mid ahaa saraakiishii afgembiday dowladii ra’yidka ahayd. (adsbygoogle...