Friday, March 17, 2017

Sidee Tuug iskaga ilaalin karta una ogaan karta xiliga uu Mobilkaaga qaadanayo Daawo Cashirkan+Video


Asc kulanti wanaagsan aqyarey kuso dhawada Hooyga Barashada Computerka Maanta waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin doona Cashir aad u xiisa badan kaasi oo ku saabsan sida aad uga hortagi laheed Qataraha Tuuga.

Hadaba Applicationka qabanayo shaqadaas waxa la dhaha:

Anti Theft Alarm
Natiijada sawirka Anti Theft Alarm 
Wixii Su'aal ah inoogu so dir:
Email:alaqsaa1996@gmail.com
 
Daawo Cashirka si aad u ogaato Faa'iidada Barnaamjkan

 

0 comments:

Post a Comment