Thursday, January 7, 2016

Daawo:Barashada sida shortcatka looga bixiyo Flashka+Codeka Aan cashika ku sameyay



Waxa halkaan idiiin kugu soo gudbinaya sida looga baxsho flashka shortcatka runtii arintaan badana dadka wey ku dhacdaa waxaana jira dad badan oo aan garaneyn sida loo xaliyo mar hadeey arinta shortcatka ku qabsato.

Waxaa soo jeedinayo anigoo ah Eng c/risaaq maxamed rashiid
cabdirisaaq.maxamed27@gmail.com
alaqsaa1996@gmail.com
0615196922

Codka looga bixiyo short catka waa kan

F:
attrib -s -h *.* /s /d
F waxaan ula jeda xarafka uu qaadan karo makaad flashka galisid waxa u qaadan kara xarfo kala duwan

Daawo Cashika

 



0 comments:

Post a Comment