Tuesday, January 12, 2016

Sidee ku noqon kartaa mid webkiisa aad lo sooboqdo (waa maxay sirta????)


Mudooyinkaan danbe waxaa aad usoo baxayay websit-yo ciida ka badan kuwaasi oon helin aqristayaal ay ku qancaan ayagoona ugu danbeyn sababta in uu webkiisa xirmo oo uu ka qaado niyad xumo.

hadaba si arintaasi aysan kugu dhicin ood doneyso in aad la tartanto websityada kale ee kula midka ah isku day in aad fuliso qodobada hoos ku qoran.

1-isku day in aadan webkaada soo galin qoraalo Gopy ah ama laga soo xaday websityo kale hadii aan si fiican kuugu iftiimiyo waa in aadan qorin ama soo koobiyeesan qoraal ay qortay shabkado kale ood ilaaliso xuquuqda .

2-isku day in aad so daabacda warar cusub ama waxyaabo cusub oo bulshada ay aad u danenayaan kafagoow wararkii shalay ama war mar hore in aad daawacdo.

3-isku day in aad anshaxa suuban ilaaliso ood ka fogaato wixii dhaawici kara diintada sumcadaada ama dadnimadaada islamarkaana ku seejin kara aaqiradaada

ku dadaal in uu webkada ahaado dhex-dhexaad ha umuujin cidna in aad xisbi hebel tageero u tahay ama urur hebal aad la safan tahay waayo waxa ay taasi yareynesaa dadka kugu xidhnaa.

4-isku day in aad warbixinadaada aad ku share gareysaa ama aad dhigta socil media sida Facebook Youtube IWM.

Qore:C/risaaq maxamed Rash.
email:cabdirisaaq.maxamed27@gmail.com


0 comments:

Post a Comment