Thursday, February 4, 2016

Daawo Muxaadaro ka hadleyso Muhiimada ay leedahay Wax Akhriska By Sheikh Mustafa Xaaji Ismacil


Aqiyaarta aan Jeclahay Meel walba oo aad joogtan waxaan Idin leeyahay maalin wanaagsan maanta waxaan Halkaan Idiin kugu soo Gudbinayaa Qudbad ama Muxaadaro Qiimo badan kaasi oo inoo so jeedinayo Sheikh Mustafa Xaaji Ismacil waxa uuna uga hadlaya  Muhiimada ay leedahay Wax Akhriska .

Daawo Muxaadarada

Ku xidhnoow Hooyga waxbarashada Www.ifiyahacilmiga.blogspot.com

0 comments:

Post a Comment