Thursday, March 10, 2016

Barashada Hardware ka Cashirka 2 aad By Engineer C/rizaaq Mohamed Rashiid


Kusoo dhawaada Cashirkii 2-aad oo aan ku baran doono Hardware-ka Computerka waxaana halkaan idiin kaga so jedinayo anigoo ah  Enigineer C/rizaaq mohamed Rashiid.
Waxa Cashirada Hardware-ka aan ugu Tala galnay ku dhawaad 6-Cashir. waxaana ku so gabagabeyn doona Koorsadan sida loo Format garey computerka.



Barashada Hardware-ka
Cashirkii 2-aad
So jeediye: Enigineer C/rizaaq mohamed Rashiid
Wixii su'aal ah :alaqsaa1996@gmail.com

Hadaba Daawasho Wacan 


0 comments:

Post a Comment