Thursday, March 3, 2016

Barashada Digital logic Companition andb Range By Engineer C/risaaq maxamed Rashiid(Ka faa'iideysi wacan)


Asc aqiyarey kusoo dhawaada Cashiradii aan idiin balan qaadnay Isbuucii hore oo ku saabsana Digital Logic Maanta cashirkeena 1-aad waxan ku baran dona waxa la yiraah Companition andb Range

Cashirka Intaadan galin aqri qoraalka hoose kadibna Daaro Cashirka.
decimal digit=base 10(0-------------9)
Binary digit=base 2(0----------1)
octa digit=base 8(0--------------7)
Hexe digit=base 16(0---------------F)
Decimal waxa isticmaalo Bila'aadanka ama dadka 
binary, octal,hexdicmali=computer
Binary waxa uu u isticmala computerka data mainpulation
Octal and Hexdecimal waxa uu u isticmala memory adressing



Compination and Range
Compination=Waa qaadka  
 Range=Waa shey meesha uu ka bilabanayo iyo meesha uu ku dhamaado

Qaacidada :
Compination=n
                              B
Range=0-----------Compination-1

Tusaalayal
1-soo saar Hal God oo Decimal Digit ah
2-Soo saar Hal god oo Binary Digit ah
3-Soo saar 3 god oo binary Digit ah

Ogoow Bit iyo binary waa isku mid
A:10
B:11
C:12
D:13
E:14
F:15
G:16
H:17
I:18
J:19
K:20



Daawo Cashirka:

0 comments:

Post a Comment