Sunday, July 31, 2016

Waa maxay Faa'iidada uu leyahay Drive Pack Solution halkan ka dagso ogoowna waxqabadkiisa cajiibka ah(Download)

Waa maxay Faa'iidada uu leyahay Drive Pack Solution halkan ka dagso ogoowna waxqabadkiisa cajiibka ah(Download) (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Asc aqiyarey kuso dhawaada hooyga barashada Computerka maanta waxan halkan ku baran doona Faa'iidada u leeyahay Driver Pack Solution . Hadaba aan isla fahano waxa la yiraah Driver Pack Solution  Driver Pack Solution:waa software ku saamaxayo ama kuu ogolanayo in uu si fudud...

Friday, July 29, 2016

Barashada Computerka:Waa maxay Farqiga u dhaxeyo Windows Update,Upgrade iyo Downgrade (Cashir kooban oo faa’iido leh)

Barashada Computerka:Waa maxay Farqiga u dhaxeyo Windows Update,Upgrade iyo Downgrade (Cashir kooban oo faa’iido leh). (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Dad farabadan waxa ay ku warersan yihiin Farqiga u dhaxeyo Erayadan isku dhaw waxana adag oo cashirkan igu kalifay in aan sameyo dad badan oo I weydiiyay su’aalo ku saabsan farqiga u dhaxeyo Erayadan kala ah Update,Upgrade iyo Downgrade taasi oo aan ku aragno Markii...

Thursday, July 28, 2016

Daawo Muxaadaro Cusub oo Cinwaankedu yahay dhawarsanaanta dhalin yarada sheikh Mustafa

Daawo Muxaadaro Cusub oo Cinwaankedu yahay  dhawarsanaanta dhalin yarada sheikh Mustafa (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Kulanti wanaagsan aqiyaarey kuso dhawaada Muxaadaro Cusub oo cinwaankedu yahay  dhawarsanaanta dhalin yarada waxaana inoo so jeedinayo sheikh Mustafa. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Daawasho wacan:  (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});  ...

Warbiixin Xiiso leh :Daraasad : Dad-ka Buurbuuran oo la ogaaday in Xasuustoda Yartahay Waa maxay sababta?

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Warbiixin Xiiso leh :Daraasad : Dad-ka Buurbuuran oo la ogaaday in Xasuustoda Yartahay Waa maxay sababta? (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Dadka Buurbuuran ama aadka u cayilan aya la ogaaday in ay xasuustoda aad uga yartahay  oo ay ka xun tahay kuwa aan Buurneen  waxana la shegaay in hadii la weydiiyo qaar kamid ah dadka Buurbuuran waxa ay cunen dhawaan...

Tuesday, July 12, 2016

DAWO SAWIRO: Maxaad ka taqaanaa maalinta 12ka luulyo masa ogtahey waxeytahey iyo wixii dhacey.

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); 12ka luulyo waa malinta Odayaasha iyo Guurtida Somaliyeed inta aan kanaqaano wixiidhacey iyo waxeytaheyba Halkaan hoose ka aqriso waxadna ogaata in ay tahey qeyb taariiqdaaka ka mid ah.  (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); 12ka july,1993 abaarihii 11 kii subaxnimo, maalin isniin ah waxa ey aheyd maalin madow oo dhamaan bulsha weyntii somaliyeed ee dagneyd magaalada...