Warbiixin Xiiso leh :Daraasad : Dad-ka Buurbuuran oo la
ogaaday in Xasuustoda Yartahay Waa maxay sababta?
Dadka Buurbuuran ama aadka u cayilan aya la ogaaday in ay
xasuustoda aad uga yartahay oo ay ka xun
tahay kuwa aan Buurneen waxana la
shegaay in hadii la weydiiyo qaar kamid ah dadka Buurbuuran waxa ay cunen
dhawaan ay ku adag tahay in ay shegan.
Daraasadan aya waxa so bandhigay Xarunta (Quarterly Journal of Experimental
Psychology) ayadoona xaqiijisay in tijaabo laga qaaday ku dhawaad 50-qofood oo ah
dadka Buurbuuran ayadoona xaqiijisay in aysan xasuusan Karin badankooda waxa ay
dhawaan cuneen taasina ay sababto in markale wax cunaan daraasada aya lagu
shegay in aarintaasi ay ugu wacan tahay Buurnaanta xad dhaafk ah.
0 comments:
Post a Comment