
Maalinba
maalinta ka danbaysa waxa aad usii kordhaya una sii badanaya
isticmaalka aaladaha elektrooniga, sidoo kale waxa isna kordhaya
dhibaatada ay dadku ka dhaxlaan, maanta waxan ka hadli doona 10
siyaabood oo idhaha looga difaaci karo shucaaca ka soo baxa muraayada
cad ee computerka/ laptop.
1) Isticmaal barnaamijka Flux: Barnaamijka Flux waa barnaamij aad
waxtar badan, kaasoo muraayada computerka ee aadka u cad kaaga dhigaya
mid casuus...