Asc Asxaabta ku xiran Shabkada Ifiyahacilmiga meel walba oo aad jogtan Ramadanu kariim waxaan Maanta raba in aan halkan idiin kugu so gudbiyo haduu eebe idmo cashir kooban oo ku saabsan sida lo Format gareyo windows-ka balse wax yar aan isla fahano inta aadan daawan cashirka .
Waxa cashirkan iga so codsay Aqriste lagu magacaabo C/fitaax Aadan xassan.
horayna waa uso galiyay sida lo format gareyo cashir aan ka diyariyay balse qoraal lama socon.
Fadlan si fiican u aqri isla markaana Si fiican u eeg calaamada gaduudan ama tilmaanta.
Marka hore si aad u Format gareso windowska waa in aad Dhaqan galisa ama Fulisa Step-yada ama Talabooyinka so socdo:
inta aadan sameyn Format hubi in datadaada ay xafidan tahay C waxa muhiimka kugu jiro ka bixi gali D-da ama E ama Partionka kale ee ku abuuran hadii kale waxa back up ku sameysa External hard disk hadii aad leedahay .
Kali Computerkada Jaajar xita hadii u dab leyahay
Marka hore gali computerka canjalada sidoo kale hubi in ay so qabsatay iyo in kale
Kadib Restart u dir raac markaas kadib Tilabooyinkan:
1-Muxuu yahay Labtopka aad isticmaleso? Badana Boot Optionka ama Setupp Dhoor meel aya laga galaa Laabtopyada ama computerada badan kooda Toshipa Bios-ka iyo Boot-ka waxa laga gala F2 iyo F12 halka Hp F9 F10
Step 1-Riix mid-kood si aad u gasho Bios Setup Del, F2, F10, or F9 (Waxa ay ku xiran tahay Computerka aad isticmaleso) .
Step 2:
Waxa ku so baxayo Sawirkan hadii aad isticmaleso Window 7 badana sidaan aya ku so baxeso waxa laga yaba in uu u ekado midkan cashirka ku sameyay hadu u ekaado kaas raac hadii saan u u ekaadana kan raac; Step 2: ka dooro Boot
Step 3: waxa ku so baxayo sawirka hoose waxa Fahanta waxa ay yihiin :
CD-Room Drive(Kan wa hadii aad dooneso in computerkada kaso kaco canjalada windowska ee aad galisay)
Hard disk(Waxa la doorta hadii aad rabto in uu
computerkada kaso kaco Harddiskiga waxa laga wada si caadi ah ayuu uso
kaca sidii aad ku taqaanay badana inta ayuu saaran yahay waana laga
badala Markad Format gareynesid hadii uu ka saaran yahay Harddisk oo aad
galiso canjalad windows Computerka Caadi ayuu uso kaca)
Rmovable Devices(Waxa la doorta markii Windowska uu
kugu duuban yahay Flash ama aad Isticmaleso External Drive waxa laga
waxa External Drive Waxa dhici karta in uusan Computerkada lahen Meel
canjalada laga Galiyo marka waxa u baahan tahay External drive )
Network boot(Kan isaga badana muhiim kuuma ahan oo badana lama isticmaalo)
Step 3:Ka dooro CD-Room
maxaa yeelay waxaad rabta in uu kaso kacdo Canjalada oo windowska waxa
uu kugu duuban yahay Canjalad hadii uu kugu duuban yahay Flash ama External Drive Dooro Removable Device markad rabto in aad mid kasta doorto waxa taabane F6 ama Arrowga
Step 4:Markad intaasi sameysid Ku dhufo Exit kadibna ka dooro Exit Saved Changes ama waxaad tabata F 10 kadibna Ok Dheh
Markan waxa uu Computerkada diyaar u yahay in lagu Shubo windows lkn Hadii canjalada so qabsan weydo waxa aya ka qaldan
1-in aysan canjalada so qabsanen Computerka ama ay canjalada aysan wax ku jirin ama in aysan so qabsanen Canjalada Computerka
2-sidoo kale waxyaabaha keena in ay canjalada so qabsan waxa kamid ah in aad qalado Stepska aan so marnay.
Step 5:Waxa ku ku keyna Shaashad madow oo ay ku qoran tahay Press Any key markaas taabo xarfaha keybordka .
Step6: Waxa uu kuso Bandhiga sawirka hoose meel ha taaban
Step7: Ku dhufo Next
Step8: Ku dhufo Install Now
Step8: Check saar I accept
Step8: Dooro Custom (Advanced)
step9:Iska fiiri meshan waa muhiim waa mesha ay ka dhacesay formatinka ama tirtiritaanka markaad partitionka sameysanesay waxa fiican in aad magac uso baxsatiti hadii kale waxa dhici karta in aad u maleso C-da sida waxa ku fahme waxa ku qoran badana Unallcated Space asaga le tirtir ado ku dhufanaya Delete ama Format Dagniin ha taaban Partionkada
Si aad u tirto waxa lagu dhufa mida aad rabto in aad tirto
dushiisa kadib hoos ka eeg Delete iyo format hadii aad ka weyso kasoo bixi Drive
option advanced
kaloy waxa ku kala saari kartit
C iyo Partionka ku abuuran waa in uu awal magac ku laha waxa dhafesa
Partionkadii magaca kugu qorna inta kale format ayad leedhay .
Step10:Ku dhufo next Waxana kuso baxayo sawirkan hoose waxa uu bilaba shaqo soconeso dhoor daqiiqo kadib wuu is damina wu isa so daara marka ha fududan iska aqri ingariiska
Hadii aad inta fahmi weydo daawo sida loogu shubo window 8.1
lkn waxa ay ku kala duwan yihiin blowga ama bioska
Qeybta 1--aad
Qeybta 2--aad
Dhamaad
Waxa idiin so diyariyay aniga ah C/risaaq maxamed Rashiid
Wixii su'aal ah iigu so dir alaqsaa1996@gmail.com
ama igala so xariir whatsupp/imo/Viber +252615196922
Fadlan asxaabtada la wadaag
0 comments:
Post a Comment