Waxan cashirkaan ku baran doona Barasho kooban oo ku saabsan Sql-ka Maadama aan so galinayo webka cashiro ka hadlaayo sida la'isugu xiro visual studio (Vp.net) Iyo sql-ka
Hadaba ka faa'iidesi wacan hadaad ka faa'iidesatit Fadlan share gare dhanka kale Cashirkaan waa labo qeyb .
Daawo Video-ga Cashirka Cashirkii 1-aad
Ogeysiiska Cashirka
Soo jediye Eng c/risaaq maxamed rashiid
Wixii su'aal ah ku so dir:
alaqsaa1996@gmail.com
Koodka waa kan oo sharxan
Koodadka Sql-ka iyo waxa ay qabtaan
Create
databse jaamacad :waa
koodka lagu abuuro Databse
Note:hakuu
doornaato master
Create
table student (id int,name varcher(50),tel int)
waa
koodka lagu abuuro table-ka
Note: Note:hakuu doornaato
database name jaamacad
Select * from student:waa
markaad rabto in aad soo kiciso Tableka
Insert into student values(‘10’,’rashka’,’06152315’) waxaa la adeegsadaa markaad rabto in aad tableka qoraal
galiso
Update student set name=’muuse’where id=’10’ waxaa la
adeegsadaa markii la rabo in table-ka wax laga badlo sida in la badalo magaca
id ama tel-ka
Delete
from student where id=’10’ waxa la adeegsadaa markii aad rabto in aad tirtitto
hal row
Delete
from student waxa la adeegsadaa markii aad rabto in aad tirtitto tableka
rows-ka ku jiro dhano
0 comments:
Post a Comment