Thursday, March 31, 2016

Baro side la'isugu xira Visual studio(Vp) iyo Sql- Wado fudud(Cashirkii 1--aad)

Asc aqiyarey waxan cashirkan ku baran dona sida la isugu xiro Vp iyo Sqlka Waxaana halkaan idiinkaga so jedinayo anigoo ah Engineer C/risaaq maxamed rashiid waana cashirkii 1-aad Daawo cashirka ...

Dhacdooyinka Layaabka dunida:Nin aan qubeysan ku dhawaad 60-Sano sheeko xiisa leh+Video

Inta aad ku nooshahay aduunyada waxaad maqleysa ama aadba la kulmeysa dhacdooyin ka yaabiya isla markaana Fajac kugu abuura hadaba aqristoow bal kawaran hadaan ku iraah waxa jira nin aan qubeysan ku dhawaad 60-Sano oo noloshiisa ka mid ah. Ninkan aya da'diisu waxa ay tahay 80-Sano jir  waxana lagu magacaba Amoo Hadij wuxuuna u dhashay Dalka Iran . Ninkan aya waxa  la ogeyn waxa ku dhaliyay in uu noloshiisa ciqaabtan u geysto waxana...

Wednesday, March 30, 2016

Muxaadaro Ku Sabsan ( Seed Naftaada Ugu Soo Jiidi Kartaa Waxaad Jeceshahay) Sh' Abdirisaq Hashi

Asc aqiyarey maanta waxaan idiin so gudbinaya muxaadaro cinwaankedu yahay  Seed Naftaada Ugu Soo Jiidi Kartaa Waxaad Jeceshahay) waxaana ino so jeedinayo  Sh' Abdirisaq Hashi Ka'faa'iideysi  wacan ...

Tuesday, March 29, 2016

Sida looga so baxsado Pdf powerpoint video iyo sawir computerka looguna shubto mopilka fiilo la'aan

Waxan cashirkan ku baran donaa Sida looga so baxsado Pdf powerpoint video iyo sawir computerka looguna shubto mopilka fiilo la'aan waxaa jira Barnaamijyo badan oo la adeegsado lkn maanta waxaan adegsaneyna barnaamijka la yiraah Zapya oo aad ku taqanen in si fudud labo mopil ay wax u kala wareegsadan lkn kan waa computer Vs Mopil. ogeysiiska cashirka: Soo jediye:Eng c/risaaq maxamed rashiid Wixii su'aal ah ku so dir :alaqsaa1996@gmail.com Halka...

Cashirka 2-aaad :Barashada Sql-ka Sida lo sameyo Database,Table,Insert,Update iyo Delete

Waxan cashirkan ku baran doona Sql-ka waxaan cashirkii hore ku so baranay qeybo kamid ah Koodka lkn maanta waa dhameystireyna si aan u galno Connection-ka. Ogeysiiska cashirka Cashirka 2-aad So jediye:C/risaaq maxamed rashiid Wixii su'aal ah kuso dir  :alaqsaa1996@gmail.com Daawasho wacan Cashirkii 2--aad ee sql-ka Codad-ka cashirka iyo sharaxaadooda: Normal 0 false false false EN-US X-NONE ...

Cashirka 1-aad:Barashada Sql-ka Sida lo sameyo Database,Table,Insert,Update iyo Delete

Waxan cashirkaan ku baran doona Barasho kooban oo ku saabsan Sql-ka Maadama aan so galinayo  webka cashiro ka hadlaayo sida la'isugu xiro visual studio (Vp.net) Iyo sql-ka Hadaba ka faa'iidesi wacan hadaad ka faa'iidesatit Fadlan share gare dhanka kale Cashirkaan waa labo qeyb . Daawo Video-ga Cashirka Cashirkii 1-aad Ogeysiiska Cashirka  Soo jediye Eng c/risaaq maxamed rashiid  Wixii su'aal ah ku so dir: alaqsaa1996@gmail.com Koodka...

Wednesday, March 23, 2016

Daawo Muxaadaro cinwaankedu yahay Habaarka Waalidka sheikh Maxamed Ibraahiim Kenyaawi (Ka faa'idesi wacan)

dhamaan Bulshaweynta somaliyeed waxan ku salaamaya salaanta islaamka Asalmu caleykum waraxmatulahi wabarakaatu maanta waxan halkaan idiin kugu so gudbinaya Muxaadaro cinwaankeedu yahay Habaarka Waalidka  waxaana inoo so jedinayo sheikh Maxamed Ibraahiim  Kenyaawi (Ka faa'idesi wacan) Daawo Muxaadarada...

Barashada Computer Hardware Cashirkii 3-aad by Engineer C/rizaaq mohamed

Kusoo dhawaada Cashirkii 3-aad oo aan ku baran doono Hardware-ka Computerka waxaana halkaan idiin kaga so jedinayo anigoo ah  Enigineer C/rizaaq mohamed Rashiid. Waxa Cashirada Hardware-ka aan ugu Tala galnay ku dhawaad 6-Cashir. waxaana ku so gabagabeyn doona Koorsadan sida loo Format garey computerka. Barashada Hardware-ka Cashirkii 3-aad So jeediye: Enigineer C/rizaaq mohamed Rashiid Wixii su'aal ah :alaqsaa1996@gmail.com Hadaba...

Waa maxay Network ?Fahan kooban oo ku saabsan Networking iyo...

Waxa aan ku bilaabaya marka waxa uu network yahay iyo networking waa laba eray kala duwan macnahooda. Waa maxay network am networking? Haddii aad maqashid erayga network macanihiisa dhan waxa uu ku saab san yahay isku xirid. Haddii computer-kaada aad ku xireesid internet-ka si aad u booqatid website-yada aad jeceshay sida wararka inaad ka aqrisid intaba waxa aad isticmaaleesaa waa network. Networking-nne waa sida ay qablayada sida computer-ada,...

Waa maxaya IP Address? waxbadan ka baro Fahan ku saabsan waxa la yiraah IP address

Aaladkasta oo ku xirmi karta internet-ka waxaa qasaba inay lahaato waxa loo yaqaaqo “IP PROTOCOL” loo soogaabiyey IP. IP waxa loogu talo galay in “data” ama warbixin uu hal computer kaqaado una gudbiyo computer kale. Waa midka u sahla in laba aalad oo “Internet”-ka kuxirin inay is dhaafsadaan adeegyada ay ubaahan yihiin. Labo computer oo kuwada xiran hal “internet” sida kan guryaha ku xiran malahaan karaan hal “IP” address ooo isku mida...

Tuesday, March 22, 2016

Sidee Computerka spyware ama Verus-ka u gala Qaabkeese looga hortagi karaa (waxbadan ka ogoow)

Sidee virus-ka ama spyware-ku u haleelaan computer-ka? Waxaa jira kumanaan wado oo eey computer-ka ku haleeli karaan spyware, virus iyo noocyada kale ee marlware-ka. Aflixi.com wuxuu idin soo gudbinayaa qabab dhoowr ah uu computer-ka ku haleelaan virues-ka: Inaad ogolaato adigoo akhrinin Mida ugu caansan ee computer-ka virus-ka ugu dhoco waa in qofka uu aqbalo wixi shaashada uga soo muuqdo asigoo akhrinin qababka ay users-ka u aqbalaan wixi...

Hadii aad dooneyso in Battery-ga Computerka waqti badan kuu hayo Raac Talabooyinkaan (Talooyin muhiim ah)

Battery-ga laptop-ka waa qalab aad u muhiim ah waliba marka uu cusubyahay laptop-ka ama battery-ga wuxuu u baahanyahay in la daryeelo oo laga warqabo halkaan waxaan idin kugu soo gudbineeynaa talooyin ka caawin kara in batter-ga computer-kaada dabka haayo in mudo ah. Mark uu cusubyahay battery-ga ·         Markaad laptop ama battery cusub soo gado waxaa aad iyo aad loo soo jediyaa in battery-ga...

Thursday, March 17, 2016

Layaabka Aduunka:Waliga ma aragtay Malaay sida Roobka cirka uga so da'aayo Daawo video-ga

Inta aad joogto dunida  waxaad arkeysa wax aad la yaabto oo goor hore ayey somalidu ka maah-maahday dhacdooyinka naadirka ku ah Dhagaha bila'aadanka maah-maahooyinkaas waxa kamid ah Cimrigaada Geel dhalayo wuu ku tusaa. Hadaba waxaan halka hoose idiin kugu soo gudbinaya dhacdo aad loola yaabay taasi oo ah in Malaay uu sida roobkii Cirka uga so da'aayo. Waxba yaan hadal idin ku daaline aan wada daawano....