Wednesday, February 7, 2018

Baro Sadax Qaab oo aad Mopile-kada Sumsung-ka Rest ama Format ugu Sameyn kartit (Sawiro+Qoraal)

Asc aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka Maanta Haduu Eebe Subxanuhu Watacaala Idmo Waxaan idiin la wadaagi doona Cashir Ku saabsan Sida Mobilekada Sumusng Lo Format Gareyo. Aqriste Intaadan Rest u dirin Mobile-kaada Fadlan ka Taxadar oo Xogtaada Xafido Maadama aad rabto in aad Mobile Dhaqdo ama Format-gareyso.  Hadaba Muxuu Rest Yahay aan isla fahano: Rest waxaa laga wada in Mobile-kaada aad Format-gareyso Yacnii aad Tirtirto...

Tuesday, February 6, 2018

Sidee lo Save gareysta Qoraalada,Sawirada ku jira Internetka Adigoo isticmaalaya Opera Menu si aad u daalacato Markaad Offline-ka tahay Ama Qadka aadan ku jirin +Qoraal+Sawir

Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka Maanta haduu Eebe Subxaanuhu Watacala Idmo Waxaan idiin la wadaagi doona Cashir  Yar Islamarkaana Faa'ido leh. Dabcan Hadii aad Taqaan Waa sidii la rabay balse waxaan Cashirkan ugu Talagalay in ay ka Faa'iidestan Walalaha Soomaliyeed ee Aaan Garaneen. Cinwaanka Cashirka waa: Sidee lo Save gareysta Qoraalada,Sawirada  ku jira Internetka Adigoo isticmaalaya...

Friday, February 2, 2018

Halkaan ka Daawo Dhamaan Cashirada Html And Css Waxa idiin so Diyaariyay C/risaaq MRashiid Axmed(Fadlan Asxaabtada la wadaag si ay iyagana uga Faa'iidan)

 Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya  Dhamaan Cashirada Html and Css ee Diyaarka ah . Waxaan huba hadii aad Si wanaagsan oo isku xig xiga aad u Daawato in aad Wax badan ka Faa'iidi doontit waxaadna abood u yeelan doonta inaad Project Kooban aad ku Dhisto. Hadii aad Fahanto Html and Css Waxaa ku Fududaan Doono Barashada PHP ,ASP.net,JSP IWM. Max yeelay...

Daawo Dhamaan Cashirada Ms Sql Server Waxa idiin so Diyaariyay C/risaaq MRashiid Axmed Ka Faa'iidesi Wacan(Fadlan asxaabtada La wadaag si ay ayagana uga Faa'iidestan)

 Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya  Dhamaan Cashirada MS Sql Server ee Diyaarka ah  anagoo kaso biloownay  Meel hoose islamarkaana aan Geynay Meel Sare (Advanced ah). Cashiradaan Waxaan ka diyaariyay Websit-ka  Caanka ah ee la yiraah https://www.w3schools.com/ oo ah mid kamid ah Websiit-yada ugu caansan ee laga barta Culuumta Computer-ka. Dhanka...

Thursday, February 1, 2018

Sheko murti ah:Boqor aya maqlay nin Shaqaalihiisa kamid ah oo haweynediisi ku leh "ana ka dadaal badan ninka Wasiirka u ah Boqorka oo ka shaqo badan oo ka orad badan Hadana Boqorka waxa uu isiiya 2 rubi Wasiirkana wuxuu siiya 2000 oo rubi"+Hadaba Maxa ninka lagu qanciyay

Asc aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Waxbarashada Maanta waxaan halkaan idiin kula wadaagaya Sheeko aad u xiisa badan oo isoo jiidatay Dabcan aan filaayo in adinkana aad ka heli doontan . Runtii Shekadaan waa mid Murti leh  oo I taabatay  ani ahaanteda maxa yeelay Cashir aan caadi ahen ayan ka bartay. Cinwanka Shekada waxa aan ka dhigay : Sheko murti ah:Boqor aya maqlay nin Shaqaalihiisa kamid ah oo haweynediisi ku leh "ana ka dadaal...

Halkaan ka daawo : Taariikh noleeydka Nick Vujicic oo ah Nin lixaadkiisa uusan Dhamestirneen Islamarkana Nolosha Meel Sare ka gaaray.

Asc Aqiyaarey Kuso dhawaada Hooyga Waxbarashada Maanta waxaan halkan idiin kugu so gudbin doona haduu alle yiraah Taarikhda  Ninka lagu magacaabo Nick Vicic oo ah nin  Lixaadkiisa uusan dhameystirneen kaasi oo lahen lugo iyo Gacmo islamarkana noqday nin aduunka dhan laga yaqaano oo dadka dhiira galiya. Taarikhda Ninkaan waxa ino so Gudbinayo Walalkeena Lagu magacaabo: Abdi Aziz Nadara Channelka uu youtbeka ku leeyahay waxa la dhaha: Booqo...