Asc kulanti wanaagsan Aqiyaarey Maanta waxan halkan idiin kugu so bandhigaya dhoor qaab oo aad ku dhaqaalesan karto Datada Internetkada ama aad uga hor tagi karto iney Lacagta internetka ay Ciyoow ka dhamaato.
Hadaba aan isla fahano marka hore maxa keeni kara in Lacagta Internetka ay ku dhamaato:
1-In aad ku Daawato Videos Ama uu si Automatic ah uso Dagan Videos ama Applcations-ka
Tusaale Whatsupp waxa uu so dajin kara si Automatic ah Videos laguu so diro Taasi oo keeni karta Lacagta Internetka oo Yaraata.
2-In aad So Dagsato Apps ama uu Mobilekada Si Automatic ah uso dajiyo Applicationo ama uu Si Automatic ah Mobile-kada uu Update iskugu diro.
iyo Siyaabo kale oo inta lagu so koobi Karin balse inta aya kaaga filan xogtas.
Hadaba side uga hor tagi karaa:
1-Inaad yareeso ISticmaalka Videoska aad Daawaneso Hadii aad ku daawan lahed Facebook ama Youtube Tani waa mid aad Aqiyaar u leedahay oo ogaanshahada aad ku sameyn karto.
2-Inaad iska xirto Apps-ka ama Applicationada sida Automatica Wax uso dajinayo sida Whatsupp iyo Google PlayStore iyo kuwa lamidka ah.
Sidee looga Xira Whatsupp inu wax si Automatic uso dajiyo Raac Stepskan:
Step1 : so Fur Whatsupp-kada kadib eeg qeybta kore midig jirta waxaad Arkeysa Sadax Dhibcood oo taagan ku dhufo Kadib waxaad kasii doorata Settings.
Step2: Waxa kuso baxayo Qeyb kale waxaad kasii doorata Meesha ay ku qoran tahay Data Usage.
Step3: Markaad Data usage ku dhufato waxa kuso baxayo Daaqad kale eeg meel ay ku qoran tahay When Using Mobile Data ku dhufo kadib waxaad Check ama Calamada ka qaadata ayaga oo dhan .
Sidoo kale waxa ku dhufata meel ay ku qoran tahay when Roaming ayadana calamadaha dhan ka qaad.
Hadii aad istcmaaleso Wifa oo lacagta cunaayana waxaad doorane When Connected Wi-Fi kadib Ticta aya ka qaade oo waa baneene
Fadlan Raac Sawirada:
Sidee Playstore looga joojiya Automatic Download:
Si aad uga joojisid Automatic Download Ama Applicatinada uu Kaligiisa so Dajinayo Ama u Update gareynayo Mar Steps hoos ku Xusan:
Step 1-:Fur Applicationka La yiraah PlayStore
Step 2: Kadib Ku dhufo Calaamada Sadaxda ah ee is kor saran Taasi oo ku Taal Qeybta kore ee Playstore sida Sawirka Hoose aad ka aragto Meesha aan calaameyay ku dhufo.
Step 3: Markaad ku dhufato mesha aan ku calaameyay waxa arke Sawirkaan Hoose.
Step 4: Ku dhufo Meesha ay ku qoran tahay Settings Markaas kadib waxa arkee Sawirkaan hoose oo kale.
Step 5: Markaad Aragto Sawirka kore oo kale Kadib ku dhufo meesha ay ku qoran tahay Auto-Update Apps ee Calaamadeesan ku dhufo waxa arkee marka kadib Sawirkan hoose.
Step 6: Ugu danbeyntii ku dhufo Meesha Ay ku qoran tahay Do Not Auto-Update Apps ee Sawirka kore kaaga muuqato.
Dhamaad
Waxa qore Eng C/risaaq Maxamed Rashiid