Friday, November 10, 2017

Cashir Faaiido leh :Side Internet lo Wadaaga ayadoo la isticmaalayo Mobile Bluetooth Halkii aad ka isticmaali laheed Hotspot

Asc kulanti wanaagsan dhamaantiina Asxaabta aan jeclahay meel walba oo aad joogtan manta Waxaan idin la wadaagaya Cashir aad u muhiim u  ah kaaso aan hubo in aad wax badan ka faa'iidi doontit. Hordhac Waxaan isticmaala Mopil Sumung A5 ah marka Waxaan ka wayay Network Mode-ka  LTE 4-G si kasta oo aan u raadiyo waan keni wayay sidoo kale dhibaatada jirta waxa ay tahay waxan isticmaala shirkada bixisa Adeega Internetka ee  Somnet...