
Asc aqiyaarey meel walba oo aad joogtan waxaan idin leeyahay Maalin wanaagsan manta waxan idiin so gudbinaya Dhamaan Cashirada Visual basic ee Diyaarka ah anagoo kaso biloownay Bilow Waxa uuna Cashirada ay marayan Advanced ama meel sare Yacnii qeybta Database-ka .
Waxa xusid mudan in aan ku dhiseeno Projecti la yiraah Small Shopping System oo ka bilaamaya Cashirka 10aad si aan si wanaagsan ugu fahano VB.
Aqriste...