Sunday, February 5, 2017

Barashada Programing Language-ka iyo Maadada Visual Basic (Vb.net) Cashirkii 2-aad

As dhamaan Asxaabta ku Tixan Ifiyahacilmiga.blogspot.com waxaan hawada idin ka leeyahay Maaln wanaagsan kuna so dhawaada Cashirkii 2-aad  ee  kooras-ki noo socday ee ahaa   Programming Languageka ee aan ku qaadaneynay Luqada  visual Basic VB.net .  Waxa idiin so jeedinaya:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid  Wixii Su'aal iigu so dir: alaqsaa1996@gmail.com  Daawasho wacan  2-aad ...

Barashada Visual BasicVB net Cashirka 1 aad Eng C/risaaq Maxamed Rashiid

As dhamaan Asxaabta ku Tixan Ifiyahacilmiga.blogspot.com waxaan hawada idin ka leeyahay Maaln wanaagsan kuna so dhawaada Cashirkii ugu Horeyay ee ah kooras ku saabsan Programming Languageka waxaana ku qaadan Doona visual Basic VB.net . Waxa idiin so jeedinaya:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid Wixii Su'aal iigu so dir: alaqsaa1996@gmail.com Daawasho wacan Cashirkii 1-aad: ...

Wax badan ka ogoow Faa'iidoyinka ay leedahay La saaxiibida Dadka Wanaagsan

Ibnu Qayim Allah ha u axariistee ayaa waxaa uu yiri La saaxiibida dadka Wanaagsan waxay ku dhaxalsiisaa inaad lix dhaqan oo xun ka guurto una Guurto lix dhaqan oo wanaagsan waxaana ay kala yahiin sidan: 1- Shakiga Inaad Ka Baxdo Oo Aad Yaqiin Iyo Kalsooni Hesho 2- Istuska Inaad Ka Baxdo Oo Aad Camalkaaga Dar Ilaahay U Qabatid 3- Mooganaanta Inaad Ka Baxdo Oo Aad Xuska Alle Carabka Ku Hayso 4- Jacaylka Aduunyo Oo Aad Ka Harto Oo Aad Aakhiro...