Monday, January 30, 2017

Sidee lo xaliya marka uu playstore-ka ku dhaho This Item is not available in your Country soo jeediye Eng Crisaaq maxamed Rashiid

kulanti wanaagsan aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Information Tichnlogy-ga maanta waxaan halkaan idiin kugu Faa'iiden doona Cilad runtii ah mid badanaa kuso wajihi karta  hadaba maxey tahay. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); This Item is not available in your Country  Google Playstore-ka oo ah Suuqa Applicationada Mopilka laga helo aya ka mamnuucay in ay helaan Softwarada qaar dadka ku nool dunida sadaxaad...