
Asc kulanti wanaagsan dhamaantiina Asxaabta aan jeclahay meel walba oo aad joogtan manta Waxaan idin la wadaagaya Cashir aad u muhiim u ah kaaso aan hubo in aad wax badan ka faa'iidi doontit.
Hordhac
Waxaan isticmaala Mopil Sumung A5 ah marka Waxaan ka wayay Network Mode-ka LTE 4-G si kasta oo aan u raadiyo waan keni wayay sidoo kale dhibaatada jirta waxa ay tahay waxan isticmaala shirkada bixisa Adeega Internetka ee Somnet...