Friday, December 30, 2016

Walaal Akhri Oo Ka Faa'iideyso Talooyinkan Qiimaha Badan kuwaasi oo ku saacidi kara Aduun iyo Aaqiro-ba.

Walaal Akhri Oo Ka Faa'iideyso Talooyinkan Qiimaha Badan kuwaasi oo ku saacidi kara Aduun iyo Aaqiro-ba: (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); 1- Ku bilow maalintaada Salaadda subax iyo ducooyinka aroorta si aad u hesho horumar iyo badbaado. 2- Wad Istiqfaarta waxay tirtirtaa dunuubtee 3- Ha joojin ducada waa xariga badbaadadee 4- Xusuusnow waxaad tiraahdo Malaa'ig baa qoreysee. 5. Niyaddaada wanaaji xataa hadday meel...

Thursday, December 29, 2016

QISO KU TAABANEYSA, DERSI FIICANA AAD KA HELAYSO ( FADLAN WALAAL AKHRI )

Mudo 11 sannadood ah markii guurkoodii ay kasoo wareegtay haweenay iyo ninkeedii ama seygeedii ay is qabeen isuna dhaxeen ayaa waxaa u dhashay ilmahoodi ugu horeeyay oo wiil ahaa. Waxayna ahaayeen Lamaane is jecel iyadoo wiilka u dhasheyna uu u ahaa tufaaxii indhahoodu ay ku doogsanayeen. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Hadaba maalin ka mid ah maalmaha ayaa wiilkoodi oo laba jir ah, ayaa Aabihii arkay dhalo...

Friday, December 2, 2016

Sheko Gaaban Taasi oo Murti Dhaxal gal ah ku jirto (Hadaba Aqris wanaagsan)

Beri baa Boqor ka mid ahaa Boqoradi hore ee dalka Iiraan ayaa maalin ka mid ah maalamaha waxa uu socdaal ku marey gobolo badan oo dalkiisa ah dabeedna dadkiisa ayuu u balan qaaday qofkii uu ka helo xigmad iyo kalmad wanaagsan inuu siin-doono abaal marin aad u wanaagsan oo lagu farxo. Boqorkii siduu u wareegaayey magaalooyin badan ayuu markii dambe waxuu la kulmay nin Oday ah oo da'diisu tahay 90 jir oo beeraya geed Saytuun ah. markaasaa Boqorkii...