Wednesday, August 24, 2016

Sidee lo xaliya cilada ah how to fix your facebook temporarily locked Si aad u xaliso Raac Tilaabooyinkan so socdo By Engineer C/risaaq maxamed

Asc aqiyarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka maanta waxaan halkaan idiin kugu so gudbinaya Cashir kooban oo aad muhiim u ah waxa uuna ku saabsan yahay sida lo xaliyo cilada Your Facebook Temporery Locked. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Runtii arintan aniga ayey igu dhacday markaad istiraah Facebooka fur ama kici waxa uu ku leeyahay Facebookagada si kumeel Gaar ah aya lo xiray si aad u xaliso samey tilaaboyinkan...

Tuesday, August 23, 2016

Barashada sida lo sameyo websit Free ah Cashirkii 4--aad side lo qurxiyaa websitkaaaga By Engineer C/risaaq maxamed

Asc kulanti wanaagsan aqiyarey kuso dhawaaada Hooyga barashada Computerka maanta waxann halkan idiin kugu so gudbinaya Cashiradii taxanaha aha ee aan uga hadleynay sida lo sameyo websit Free ah. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Haduu ku dhaafay Cashiradan waxad ka heli karta  webka  qeybtiisa Tuttorials-ka adoo kasii dooranayo Cashirada Bloga sidoo kale Linkigan hoose ku dhufo si aad u aragtit Cashirada kale. (adsbygoogle...

Wednesday, August 17, 2016

Wax badan ka ogow 20-ka wadan ee ugu isticmaalka badan internedka Somaliyase kaalinte ku jirtaa aduunka xaga isticmaalka!?

Aqiyarey meel walba oo aad jogtaan kuso dhawaada hooyga Barashada Computerka maanta waaxan halkan idiin kugu so Gudbinaya wadamada ugu isticmaalka badan xaga internetka.  runtii aduunka waxa maalinba maalinta ka danbeesa si kordhaayo heerka wanaagsan ee laga garaayo Tichnlogyada maxa yeelay waxa ay noqotay waxa ugu horeyo ee hormar lagu gaari karo . hadii aad maqashid wadan hebal aa hor mar gaaray micnahedu waa tichnlogyada ayuu meel fiican...