Wednesday, April 27, 2016

Daawo Muxaadaro Cusub cinwaankedu yahay ilaalinta Amaanada Sheekh Maxamed Idiris

Asc aqiyarey kulanati wanaagsan maanta waxaan halkaan idiin kugu so gudbinaya muxaadaro cinwaankeedu yahay ilaalinta Amaanada waxaana inoo so jeedinayo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan:             ...

Astaamaha Lagu gorto Maclinka wanaagsan (Warbixin)

Sidee ayaad raad fiican ugu reebi kartaa ardayda aad wax barayso? Marka hore waa inay kuu cadyihiin arrimahan soo socda Muxuu yahay ula jeedka ka danbeeya inaad qof hanato? waxa aad ogataa qofka aad hanan kartidid ayaad saamayna kaga taggi kartid. Wax kale oo aad ogaataa in diinteena islaamka ee aadka u qiimaha badan ay nagu boorinayso in aan dadka hanano oo raad wanaagsan kaga tagno. Waxa aad ku dayanaysaa nabigeenii muhamed(SCW) waayo...

Wax ka ogow dhoor arimood oo ka caawin kara in aad Subaxdii Goor hore toos-tit (Warbixin xiiso leh)

Waxaan akhristayaasha kula wadaagayaa talooyin muhiim ah oo qofka ku dhaqma ka caawinaysa inuu subaxda hore hurdada ka soo tooso isaga oo firfircoon oo hawlihiisa si dar-dar ah u qabto Haddii aad tahay dadka waqtiga ay doonayaan aan toosikarin, waxa jira dad ku buuxsada saacada baraarujiyaha ah ama telefanka gacanta ku samaysan. Hadana waxa dhacda in dadka qaar gaar ahaan kuwa habeenkii hurdadu ku yar tahay marka waqtigii ay rabeen ay saacada...

Monday, April 25, 2016

Daawo muxaadaro cinwaankedu yahay Cibaadooyinka Fadliga badan By sheikh Mustafa Xaaji ismail

Asc aqiyaarey kulanti wanaagsan maanta halkan waxan halkan aan idiin kugu so gudbinaya muxaadaro cinwaankedu yahay  Cibaadooyinka Fadliga badan  Waxaana inoo so jeedinayo  sheikh Mustafa Xaaji ismail Daawasho wacan:...

Talooyin muhiim ah Sidee ku dooran kartaa Takhasus-ka Jaamacada Aqri warbixin Xiisi leh

Sidee ku doorankartaa Takhasus-ka Jaamacada               Ardada Soomaalida waxaa dhib weyn ka heysta doorashada Takhasus-ka ey dooran lahaayeen marka uu u dhamaado dugsiga sare.              Qaar ka mid ah ardada wexey galaan kuliyadaha ey dhigtaan asxaabtooda , qaar ka...

Maxey tahay Raadaddka ay ku reebi karaan Filimanta xun xun Maskaxdaada iyo dhibaatoyinka laga dhaxlo arintaas

Waxan halkaan idiin kugu so gudbinaya Filim yar ama Video kooban kaasi oo ka hadlaya Dhibaatoyinka uu leeyahay Filimaanta xun-xun iyo waxyaalaha laga dhaxlo. Video-gan waxaan kaso xigtay Websitka la yiraah http://www.aqoonsoor.blogspot.com Daawo Video-ga isla markaana asxaabtaada la share-gare ...

Thursday, April 21, 2016

Waa maxay Paltalk sideese loogu shuban kara Computerkaada Qormo xiiso leh

  Waa maxay Paltalk sideese loogu shuban kara Computerkaada Qormo xiiso leh Xuquuqda qoraalka waxa leh www.Somalitalk.com Waa Maxay PalTalk Paltalk waa barnaamij suurtagal ka dhigaya in si toos ah loogu wada hadli xiriiri karo Computerka, Maqal iyo muuqaal. Barnamaijka PalTalk waxa uu hirgeliyaa in dad badani ay hal mar dhegeysan karaan qof ku hadlaya magarafoonka (ama Video), taas oo suurta gal ka dhigeysa in barnaamijkaas...

Ka faa'iideso websit ku baxa Afka soomaliga kaasi oo aad ka baran karto Network-kinka

Asc aqiyarey maanta waxan halkaan idiin-kugu so gudbinaya websit ku baxa afka somaliga kaasi oo aad wax ka baran karto. hadaba websitkan waxa uu noqday mid aad iiso jiito waxaana runtii ka heleysaa qormooyin aad u wanaagsan ma aha in aan garanaayo qofka leh webkan ama aan u sameynayo xayesiin balse Runta waxa ay tahay in aad waxbadan oo ku saabsan networkinka in aad ka heli kartit. Websitka aan idiin shegayay waa kana gal: https://www.soma...

Wednesday, April 13, 2016

Halkaan kala dag Viber Free Call ah kaasi oo aad ku isticmaali kartit Computerka si Toos ah(Download Free Viber)

Waxaan halkan idiin kugu so gudbinaya Barnamijka caanka ah Viber kaasi oo ah barnamij ku caan baxay comunicationka waana mid kamid ah barnaamijyada loogu isticmaal badan yahay social media-ha . Halkaan hoose kala dag Software-ka Halkan ku dhufo si uu kuugu so dago software-ka Viberka ...

Sida looga ilaaliyo computerka in datada ay ka lunto xal deg deg ah iyo software-ka shaqadaas kaa caawin lahaa

Maanta waxaan idiin so gudbinaya cashir ku saabsan Software ku ilaalinayo Datadaada kuugu jirto computerka waxana lagu magacaba Second Copy Shaqadiisa waxa ay tahay in uu Copy kaaga sameyo datada kuu taala C Isla markaana waxa uu ku genaya D si hadii uu computerka kaaga dhaco karash ama uu ka istaago ay datada kuugu bad-baado. Software-ka halkaan hoose kala dag  Halkan ku dhufo si uu kuugu so dago software-ka Cashirkiisana daawo ...

Sunday, April 10, 2016

Daawo Part 2 Baro sida lo formate-gareyo windows 8.1 Step by step

Asc aqiyarey kuso dhawaada cashir ku saabsan sida loo format gareyo window 8.1 hadaba sidan wada ogsonahay waxa jira steps la maro si loo sameyo formating. Formating-ka ama in aad windowskaada aad ka baabi'isid culeeska aya waxa ku baran dona cashirkan Waxaan u kala qeybiyay cashirada labo qeybood Part 1 and Part 2. So jediye:Eng Abdirizaaq mohamed rashiid Wixii su'aal ah:alaqsaa1996@gmail.com Daawasho wacan: ...

Daawo :Part 1:Baro sida lo Format gareyo windows 8.1 Eng Abdirizaaq mohamed rashiid

Asc aqiyarey kuso dhawaada cashir ku saabsan sida loo format gareyo window 8.1 hadaba sidan wada ogsonahay waxa jira steps la maro si loo sameyo formating. Formating-ka ama in aad windowskaada aad ka baabi'isid culeeska aya waxa ku baran dona cashirkan Waxaan u kala qeybiyay cashirada labo qeybood Part 1 and Part 2. So jediye:Eng Abdirizaaq mohamed rashiid Wixii su'aal ah:alaqsaa1996@gmail.com Daawasho wacan: ...

Thursday, April 7, 2016

Daawo side ku ogaan karta dadka ugu badan e soo booqda facebook-profilekada meqa dumar ama rag ah (warbixin xiiso leh)

Asc aqiyarey ku soo dhawaada hooyga waxbarashada maanta waxan halkaan idiin kugu so gudbinaya cashir ka hadlayo sida loo ogaado dadka ugu badan e so booqda facebook profilkaada meeqa dumar ah iyo meeqa rag ah warbixin xiiso leh bal ila daawo video ga. Daawo Cashirka ...

Baro Side loogu xira Password Microsoft Office word 2007 Step by step

waxaad password ku xiri kartaa warqadaha ama dukumentiyada adiga kuu khaaska ah ee computerkaaga ku jira ee ku qoran microsoft office 2007 . Hadii aad tahay qof isticmaala Microsoft Office 2007,wixii dukimenti aad  sameysid waxaad dooneysaa in dadka kale ee kula isticmaala computerka aaaney eegin, hadaba casharkan waxaan ku baran doonaa sida baaswoorka loogu xiro Microsoft Office Document. Microsoft xoogaa wey yara bedeleen, hadii...

Wednesday, April 6, 2016

Murtida Maanta :Sadax waxyabood kama so reeso oo laga sugi maayo in ay wanaagsanaato hadey si ahadan sadaxdaas waxyabood (Waa maxay sadaxdaas)

Asc Aqiyarey kulanti wanaagsan Maanta Murtidena waxa waaye Sadax waxyabood kama so reeso oo laga sugi maayo in ay wanaagsanaato hadey si ahadan sadaxdaas waxyabood  Maxey yihiin hadaba sadaxdaas: 1-Talo aan oday la'heen Kama so hagaagto 2-Tub aan ceel la'heen  Kama so hagaagto 3-iyo tikaad aan biyo la'heen Kama so hagaagto Sadaxdaasi waxyalood laga sugi maayo gadaal sami ama in ay kaso ladnaato ila la xaliyo mooye Dhaqanka somaliyed...