Friday, February 26, 2016

Ogeysiis Muhiim ah:shabkada Waxa ay bila'beysaa Cashiro ku saabsan Digital Logic Hadaba Goorme la'bilaabi doona (Ogoow waqtiga)

Asc anigoo ah Maamulka shabkada waxbarashada www.ifiyahacilmiga.blogspot.com waxaan Shacabka somaliyeed ugu bishareynaya in ay shabkada ay bilaabi doonto cashiro ku saabsan Degital Logic Waxaana nagu kalifay in aan cashiradaan aan diyaarino kadib markii aan aragnay sida ay u jirto baahida loo qabo maadadaan xiisaha leh waxaan fila in ay noqon doontaan kuwa si wanaagsan uga faa'iidesto. Cashirada waxa ay bilaami doonaan maalinta Khamiista...

Wednesday, February 24, 2016

Barashada Baaburka:Sida loo Hago Haadadka Gaariga(Cashirkii 3--aad)

Asc Aqiyaarta aan jeclahay kusoo dhawaada hooyga waxbarashada Maanta waxaan halkaan idiin kaga bilaabaya cashir ku saabsan wadista baaburka Waxa Xuquuqda Video-ga leh  channelka idaacadda buuloxuubeey. inaga waxa uun aan ka rabno waa in aan ka Faa'iideysano insha'allah. cinwaanka Cashirka 3--aad: Sida loo Hago Haadadka  Gaariga(Cashirkii 3--aad) Daawasho wacan:...

Barashada Baaburka:sida Lugaha loogu Maamulo Gaariga(Cashirkii 2--aad)

Asc Aqiyaarta aan jeclahay kusoo dhawaada hooyga waxbarashada Maanta waxaan halkaan idiin kaga bilaabaya cashir ku saabsan wadista baaburka Waxa Xuquuqda Video-ga leh  channelka idaacadda buuloxuubeey. inaga waxa uun aan ka rabno waa in aan ka Faa'iideysano insha'allah. cinwaanka Cashirka 2--aad: sida Lugaha loogu Maamulo Gaariga(Cashirkii 2--aad) Daawasho wacan: ...

Barashada Wadista Baaburka:Sida loo dhaqaajiyo Baaburka Cashika 1--aad(Ka Faa'iideysi wacan)

Asc Aqiyaarta aan jeclahay kusoo dhawaada hooyga waxbarashada Maanta waxaan halkaan idiin kaga bilaabaya cashir ku saabsan wadista baaburka Waxa Xuquuqda Video-ga leh  channelka idaacadda buuloxuubeey. inaga waxa uun aan ka rabno waa in aan ka Faa'iideysano insha'allah. cinwaanka Cashirka 1--aad: Sida loo dhaqaajiyo Baaburka ...

Maxaad kala socota dhibatooyinka Uu leeyahay Sigaar-ka (cluumad xiiso leh)

Sigaarku waa balwad aad u liidata oo dhakhaatiirta iyo culumaduba isku raaceen inuusan wanaagsanayn aduun iyo aakhiraba. Wuxuu keenaa cuduro aan la soo koobi karin, wuxuu caan ku yahaya ur iyo aragti xumo, wuxuu gubaa oo tahareeyaa meelaha uu sii maro ilaa uu ka gaaro sanbabada, aakhirka wuxuu hawl-gab ka dhigi karaa sanbabada, markaas oo qofku uusan noolaan karin oksijiin la’aan, waxaana la isku wada raacay inuu nafta halaago oo uu keeno...

Waxbadan ka ogoow Bidaarta (Macluumad Faa'iido leh)

Caadi ahaan qofka weyn waxaa madaxiisa ku yaalla ilaa iyo 100,000 oo tin dadka badankiisana waxaa ka dhaca inta u dhaxeysa 40 ilaa iyo 120 timood maalin walba. Arintani waa qeyb ka mid ah caafimaadka caadiga ah ee dhicida iyo dib u soo bixidaba. Balse haddii shaladaadu ay in ka badan intaas soo goyneyso, amaba aad dareemeysid in foodaadii ay dib u noqoneyso waxaa ay u badan...

Tuesday, February 23, 2016

Waa maxay Virus wax badan ka ogoow iyo sida looga hortagi karo

Virus waa barnaamij loo sameeyay in lagu wax yeeleeyo dadka internetka soo gala ee  macluumaadka isku dhaafsada , barnaamijkaas oo kaa tir tiraya ama qaribaya ama qarinayaba wixii computerkaaga kuugu jiray oo muhimka ahaa haday yihiin sawiro , qoraalo ,ama videos iyo wixii la mida . viurksaas waxaa mararka qaarkood uu keenaa in computerkaaga damo oo laga quusto ilaa la format gareeyo maahee , waxaa kaloo dhici karta in crash uu noqo...

Monday, February 22, 2016

Daawo Muxaadaro :Baro Sidaad U Tukan Laheed Salada Sifatu salaat Nabiyah(Ka faa'iideysi wacan)

Asc aqiyarey kulanti wanaagsan maanta halkaan waxaan idiin kugu so gudbinaya Muxaadaro ku saabsan Sida Loo Tukto salaada sidoo kale waxa muxaadarada ka danbeyn doona Video isna ka hadlaya Qaabka loo weyso qaato hadaba ka faa'iideysi wacan. Ku xidhnoow marwalba Hooga cilmiga www.ifiyahacilmiga.blogspot.com Daawo Muxaadarada ka hadleysa sida loo Tukto ...

Lix Shey oo aad u baahan tahay si aad u qorto Buug (Macluumad Muhiim ah)

Asc aqiyarey waxaan halkaan idiin kugu so Gudbinaya Video ka hadlaya Qaabka loo qoro Buugagta si aad u qorto Buug waa in aad raacda Lixdaan qodob waxaana Video xuquudiisa leh oo ino soo jeedinayo Abdinasir Research Center Waana Chapterka 1-aad Daawo Cashirka:...

Waa maxay google Adsene sideese lacag aad uga sameyn kata Websit-kaad (Macluumad koban oo ku saansam Adsense)

Aqiyarey waxaan halkaan aan idiin kugu so gudbinaya Video Gooban oo ka hadlaya qaabka aad lacag uga sameyn karto webkaada waxaana xuquuqda videoga leh nin la yiraah Muqtar Haji. Daawasho wacan ...

Daawo Waa maxay shiicada ?sheikh maxamed Cabi Umal(Ka faa'iidesi wacan)

Asc kulanti wanaagsan aqiyarey ku so dhawaada hooyga cilmiga maanta waxaan halkaan idiin kugu so gudbinaya muxaadaro kooban ku saabsan Qatarta ay leedahay shiicada waxaana ino soo jeedinayo shiekh Maxamed cabi umal. Daawasho wacan: ...

Sunday, February 21, 2016

Hel Serial Number-ka Interned download Manger(IDM) Iyo Qaabka loo galinayo Serial numberka

Asc aqiyareey kulanti wanaagsan maanta halkaan waxaan idiin kugu haya Barnaamija lo yaqaano  Interned download Manger(IDM) serial numberkiisa iyo qaabka loogu shubi laha seialka hadaba inta aan galin cashirka. waa maxay  Interned download Manger(IDM Waa Barnaamij kuu ogolanaya in aad Si fudud aad internedka aad uga so dajisato Softwarada Maqalada Buugagta iyo videoska nuucyadiisa kala duwan  Ogoow sidoo kale waxa...

Waa maxay Green Screen iyo Blue Screen Maxey Qabtan?(Waxa uu ku saabsan yahay sirta Taala TV-yada caalamka)

Aqiyaarey ku so dhawaada Hooyga cilmiga Maanta waxaan halkaan ku baran doona Sirta taala TV-yada Caalamka waxaan marwalba oo TV-yada aan daawaneyno aan aragna Studio Qurxan Wax wada dhalaalayo Sirta ka danbeyso arinka waa Barnaamijka  loo  yaqaan Green Screen ama Blue Screen aya lagu sameya. Video Hoose waxaan ka so baxshay Youtubeka waxaana xuquuqda videoga leh walal Soomaliyeed oo lagu Magacaabo Mustaf Khan Waxa uuna inoo sharxi doona...

Download :Soo dagso Barnaamijka Cisco IT Essentials virtual Desktop IYo Qaabka loogu shubo(Waa Barnaamij muhiim ah)

Aqiyaarta Maanta halkaan waxaan idiin kugu Haya Barnaamij aad u cajiib ah kaasi oo ku qabaayo in aad Ku Baratikeeso Desktop iyo Laptop aan jirin ama Virtual ah waxaana abood u yeelan doonta in aad barato dhamaan Qalabka ku jiro Desktopka ama laptopka Isla markaasna aad xir-xirto ama aad rakibto Computer haduu ahaan laha Desktop ama lapto. Intaadan so dajin software-ka Raac Video-ga iyo qaabka uu uso dajinayo isla markaana uu u kacinayo Waxa...

Friday, February 19, 2016

Ka faa'iideyso Websit Aad ka heli karto dhamaan Buugtii Manhajkii Hore ee Soomaliya

Asc Aqiyaarey ku soo dhawaada Hooy-ga waxbarashada maanta waxaan halkaan idiin kugu so Gudbinaya websit Somali ah kaasi oo aad ka heli kartit Buugaag Kala duwan kuwaasi oo ah Manhajkii Tayada laha ee hore. Waxaana xusid mudan in ay buugta ku qoran yihiin Luqadeena Hooyo ee Afka somaliga ah waxaan rajeynaya in aad ka faa'iidesan doontaan insha'allah. Ku dhufo Linkiga hoose si'aad u booqoto websit-ka http://manhajka.c...

Thursday, February 18, 2016

Waxkabaro sida lo sameyo barnamij la tabinayo ama Sportsa

Aqiyarey Cashirkaan waxa uu daba socda cashiradii  taxanaha aha ee aan idiin balan qaadnay kaasi oo ku saabsana sida ay saxaafada u isticmaasho softwareda qaar. Hadaba maanta waxaan ku baran dona cashirkaan, sida lo sameyo barnamij la tabinayo ama Sportsa Daawo cashirka &nb...

Baro Sida ay usameyaan wariyasha wararka TV yada ama Talafashinka

Aqiyaarey halkaan waxaan idiin kugu so gudbinaya Sida ay usameyaan wariyasha wararka TV yada ama Talafashinka, marar badan waxaaad aragtay wariye Tusaale ahaan joogo magaalo oo uso diraayo TV-ga uu ka shaqeyo wararka hadaba Qaabka lo sameyo arinkaas ayaan baran doona . Waxa cashirka aan ku sameynay Camtasia studio waxaad ka so dagsan karta internedka ama waxaad ka iibsan karta meelaha lagu gado software-da ama sxbka ku dhaw weydiiso Daawo Cashirka  Wixii...

Wednesday, February 17, 2016

Daawo Muxaadaro ku saabsan Dahaaradda (Ka Faa'iidesi wanaagsan)

Aqiyaarey ku so dhawaada Muxaadaro ku saabsan Dahaaradda Kaasi oo inoo soo jeedin doona Mid kamid ah Culumaa'udiinka somaliyeed oo lagu Magacaabo Sh C/qaadir Boobe Xafidahulaah Ka faa'iidesi Wanaagsan Waxaan Rajeynaya in aad wax badan oo ka maqna ama shaki Kaaga jiray ka bixi doono insha'allah. Daawasho Wacan: ...

Aqristoow ma ogtahay in uu jiro Web aad ka heli kartit Sofwarka aad rabtit Serial-kiisa si bilaash ama Lacag la'aan ah

Aqiyaarey kulanti wanaagsan maanta waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinayaa Websit aad ka heli kartit Softwarka aad rabtit Serial numberkiisa  waxaana hubaal ah in aad La cajabi doontit shaqada weyn ee uu qabanaayo . runtii waxa igu kalifay in aan idiin so gudbiyo webkan waxa dhici karta in aad heesatit software ku qabanyo mudo 30 ama dhoor maalin kuuna shegayo mudadaas kadib in uu dhacaayo. Hadaba yaan war kugu daaline Webka waa kan: Ku...

Luqda Ingariis-ka Sameyn ma ku leedahay Luqadaha kale ee Aduunka?? (Warbixin)

Ma waxaan dhuminaynaa cilmi sababtoo ah luuqada Ingiriiska ayaa ah luuqada waxbarashada sare iyo cilmi baarista? Hadii aad tagto shirarka caalamiga iyo doodaha waxaa lagu qabtaa luuqada Ingiriiska. qof walba oo rabo inuu wadaago cilmi baaris luuqada Ingiriiska ayaa noqotay mida wax lagu qoro waxna lagu dhigo. Taas ayaa wax u fududayn karta dadka luuqadaha kala duwan ku hadla. Laakiin ma jiraa wax kale oo la dhuminayo? Cilmi baarista aan Ingiriiska...

Monday, February 15, 2016

Si aad U noqoto Qof Programmer ah raac 5-Wado

5 Wado  aad ku noqon karto Programmer Qaado Maadooyin Programming Hore u dhac u ah mid ka mid ah (ama Dhamaantood) oo leh nidaamyadan soo socda :- Logic Discrete mathematics Programming language (preferable C++/ Java/ Python for beginners) Baro fikradaha database sida tables, views / queries iyo procedures. Waxaad isticmaali kartaa xirmo kastoo database oo fudud inaad...

Waa maxay farqiga u dhaxeeyo Sql iyo rdbms relational databse mangment system(Wax badan ka ogoow)

RDBMS  waa application ka kuu keydina  xogta u dhisan qaabka (tabular),sidoo kale waxaa jira wax lagu kala sooco xogtan keydsan Tables ka oo layiraah Primary Key . Markasta oo aad maqasho Relational waxey ka dhigan tahay inaad xogta aad-aad u fur-fureyso “Normalization” RDBMS waxa ay u sameysaa xariir tables si ay isu gaaraan (Access),sidoo kale ahmiyad kale oo weyn ayaa jirta oo leedahay RDBMS oo ah ACID macnaheeda...

Baro sida Youtube looga so Dajiyo video Program ama software la'aan

Aqiyarey Maanta waxaan Baran dona sida looga soo dajiyo Youtubeka Video Waxaana idiin so diyariyay sxbkiina C/risaaq maxamed Rashiid La soco Sawirada kadibna Mar wadadaan maray ok Lasoco 1- 2- 3- 4- 5-...

Sunday, February 14, 2016

Ogeysiis Muhiim ah:La soco Cashiro Cusub oo shabkadda Bilaabi doonto Kaasi oo ku saabsan Saxaafadda iyo Editinka(Aqri Waxa ay yihiin Cashirada)

Ogeysiis ogeysiis dhamaan dhalintaa jacel waxbarashadda Waxaan ogeysiinaya oo ugu bishareynayaa In shabkadda ay Qaban Doonto Amaba ay sameyn doonto Cashiro muhiim ah Kaasi oo ku saabsan suxufiyiinta Xirfadaha ay aad-ka u isticmalaan Waxaana cashiradda aan U adeegsan doona Barnaamijka Caanka ah ee la yiraah Camtasia studio. Barnaamijkan waa barnamij la'cag ah hayeshe waxaan ku siinaya Serialka Adna ka so dagso internedka waxa uu ku qabanaya 30-Bari...